JAASUUSKA. QAYBTII 2AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

images

 

JAASUUSKA

Qaybta 2aad

Jasuusku muโ€™min ma aha Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, wuxuu caddeeyey inuusan jaasuusku mu’min ahayn, wuxuuna yiri: “ู ุจ ูุผุดุด ูู“ ุฃุนูู ุซูุบุจู”ู— ูšูŒู ู ูุท ุงุฅู„ู ู‘ุจู’ ุฆูŒู ู„ูุฌู—! ุงู„ ุฑุฅุฑูšุง ุงูŒู‘ุบูู‘ูกู“ ูš ุงู„ ุฑุฒุฌุผู›ุง ุปู›ุณุงุฑู™ู. ูุงู”ู— ูู“ ู ุฒุฌุบ ุปู›ุณุญ ุฃุฎูกู— ุงูŒู‘ุบููุŒ ู ุฒุฌุบ ู‡ู„ู„ุง ุปู›ุณุฑู—. ูšูู“ ู ุฒุฌุบ ู‡ู„ู„ุง ุปู›ุณุฑู— ู ูุนุญู— ูšูŒู› ููŸ ุฌู›ู ุณุญูู—.” Xadiithka macnihiisu waxaa weeye: “Dadkiinna carrabkooda ka islaamayow, iimaankuna uusan qalbigooda gelinow! Muslimiinta ha dhibina, sirtoodana ha raadraacina oo goobina, oo kan sirta walaalkiisa muslinka ah raad raaca, si uu u kashifo si dhibaato loogu gaarsiiyo, Ilaahay \ู‡ู„ู„ุง ayaa iasguna sirtiisa raad raaca. Qofkuu Ilaahay \ู‡ู„ู„ุง sirtiisa raad raacana, wuu fadeexeynaa, xattaa gurigiisa dhexdiisa.” Waxaa wariyay Al Tarmathii \ูžุฒูุฒุดูŒุง iyo Ibnu Maajahู—ุจุฌู ู“ุฆุซ. wuxuu kitaabkiisa Bustaanu ุฃุซู›ุงูŒูุดุท ุซู“ ุงูŒุฌู›ุตูž ุงูŒุฌู‰ุดูž ุงูŒุตุฐู ู…ูŸ\ Abuu Al Farj bin Al Jawziyyi Al Waacithiina wa Riyyaadu Al Ssaamiciina\ู“ูกุผูุบุจูŒุง ุจุถู ุณูš ู“ูกุงุปุธู›ูŒุง ู’ุซุบุฒุจ , laguna daabacay Daaru Al Manaari \ุจุณู•ู‘ูŒุง ุฏุงุณ ee Al Qaahirah \ุดุญู˜ู…ุจูŒุง bogga laba boqol afar iyo saddon ku wariyay inuu Rasuulka Ilaahay, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, yiri: “ูู“ ูุดู ููŸ ุฆูุดุจุก ุปูกุช ุฃูš ูˆุดู ุปู›ุณุญ ูŒู‘ุบูู ูˆุจู’ ุฃูšูŠ ุฎุทู›ุญ ู ุฎุทู›ู˜ุจ ู ุนุผู™ุจ ู‡ู„ู„ุง ููŸ ุงูŒู•ุจุณุŒ ูšูˆุดู ู‡ู„ู„ุง ุปู›ุณุฑู— ู ู›ูŽ ุงูŒู…ูกุจูุฎ ุปูู ุณุคูšุท ุงุฃู„ุดู™ุจุฏ ุตู ู ุฅูุด ุซู— ุฆูŒู ุงูŒู•ุจุณ.” Xadiithka macnihiisu waxaa weeye: “Qofka u dhaqaaqa inuu faafiyo ceebta ama kashafo oo muujiyo cawrada iyo wuxuu qarsanyo qof muslin ah, tillaabada ugu horreysa oo uu ku tillaabsado maalinta qiyaame wuxuu Ilaahay \ู‡ู„ู„ุง ku gelinayaa naarta, Ilaahayna \ู‡ู„ู„ุง wuxuu u kashifayaa oo daboolka 7 ka qaadayaa cawraadkiisa iyo wuxuu qarsanayay maalinta qiyaame inta dad oo maalintaas maxsharka goob joogga ka ah, kaddibna waxaa la amrayaa in naarta la geliyo.” Qofka gaalo Jaasuus u noqda diinta islamka waa ka baxay Diinta Islaamka waana la galaa, waan a laga baxaa. Ninka gaalo jaasuus u noqday, hadduu markiisa hore muslim ahaa, diinta islaamka wuu ka baxay, siday Aayaddaan soo socota noo sheegtay. I1aahay waa naga reebay gargaarsiga krishtaanka Ilaahay, Cazza wa Jalla\ู‹ุฌูšุปุถ ู‡ู„ู„ุง, wuxuu muslimiinta ka reebay inay gaalada wali ka dhigtaan, oo ay gargaar weydiistaan, ay saaxiibbo la noqdaan, ay sirta muslimiinta u sheegaan, ay madax ka dhigtaan ay u hoggaansan yihiin. Qofka taas yeelana Diinta Islaamka dibadda ayuu ka yahay, oo muslin ma ah ee waa gaal. Wuxuu Ilaahay Cazza wa Jalla \ู‹ุฌูšุปุถ ู‡ู„ู„ุง Aayadda sideed iyo labaatnaad ee Suuratu :ku yiriุนู›ุณุญ ุขูŠ ุปู‘ุดุงู’\ Aali Cimraana ูŽ { ู’ู„ ูŽุฐ ูŽู’ ู ูŽ ูŠ ู’ ู† ูŽ ู… ูŽ ูŽ ูˆ ูŠู† ู ูู…ู† ู’ ุค ู ู’ู… ููˆูู† ุงู„ ุฏ ู’ ู…ูู† ูŽ ุงุก ูŽ ู„ููŠ ู’ ุฃูŽูˆ ูŽ ูุฑูŠู† ู ู’ ูŽูƒุงู ุงู„ ูŽ ููˆู† ูู…ู† ู’ ุค ู ู’ู… ุงู„ ุชูŽู‘ ูุฎุฐู ูŽ ูŽูŽู„ ) ูŠ ุกู ู’ ููŠ ูŽุดูŠ ู ูˆู ู‘ูŽ ุงู„ู… ูŽ ู’ ูŽุณ ู…ูู† ูŽูŠ ู… ูŽ ูŽูƒ ู ู„ 28(} ู Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Yeeyan mu’miniintu ka yeelan (oo yeeyan warka muslimiinta siin iyo sida looga adkaan karaba) gaalada sokeeyey, mu’miniinta ka sokow. Qofka taas falana Ilaahayู‡ู„ู„ุง Diintiisa dhexdeeda waxba kama ah(28).” Wuxuu Ilaahay, Tabaaraka wa Tacaalaa\ููŒุฑุผุจูš ุฑุฌุจุณู† ู‡ู„ู„ุง, Aayadda kow iyo afartanaad ee Suuratu Al Maa’idah \ุจุฆุฐุญู‘ูŒุง ุณุญู›ุนku yiri: ู ุงู„ ูŽ ูŽ { ู‚ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ุงู„ ูŽ ูุฑ ู…ูู† ู’ ู’ ููƒู ููŠ ุงู„ ู ูŽ ููˆู† ุงูุฑุน ูŽ ูุณ ูŠ ูŽ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ู’ ูŽูƒ ุงู„ ู† ู ู’ ุฒ ูŽุญ ูˆ ูู„ ูŽูŽู„ ูŠ ู ุง ุงู„ูŽู‘ุฑุณ ูŽ ุง ุฃูŽูู‘ูŠูŠ ูŽ ูŠ ู’ ู… ู ูŠ ู ููˆุจ ู… ู ู‚ ู’ ูู…ู† ู’ ูุค ุช ู’ ูŽู… ู„ ูŽ ูˆ ู’ ูู‰ ููŠู… ุง ูŽ ู’ูˆ ู†ูŽู‘ุง ุจูุฃูŽู ูŽ ูˆุง ูŽุขู… ู’ ูŽ ูŽ ุจ ู’ ู…ูู† ูŽ ู… ู ู’ ูŽูƒู… ุงู„ ูŽ ููˆู† ูู‘ุฑู ูŽ ูุญ ููˆ ูŽูƒ ูŠ ู’ุฃุช ูŽ ูŠ ู’ ูŽู… ู„ ูŽ ูŽุฎูุฑูŠู† ูู… ูŽุข ู’ ูŽูˆ ู‚ ู ู„ ูŽ ููˆู† ูŽู‘ู…ุงุน ูŽ ู’ ูŽูƒุฐู ูุจ ุณ ู… ู ู„ ูŽ ููˆู† ูŽู‘ู…ุงุน ูŽ ููˆุง ุณ ุงุฏ ูŽ ูŽ ู‰ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ุงู„ ูŽ ูู…ู† ูŽ ูˆ ููŽ ูุถู ูˆ ุง ูŽ ูˆ ูŽ ู… ุฏู ู’ ูุค ุช ู’ ูŽู… ู„ ู’ ูู† ุง ูŽ ูˆ ู ูŽ ูุฎูุฐูˆู‡ ูŽุฐุง ู ูŽ ู‰ ู’ ูู… ุฃููˆุชููŠุช ู’ ุฅูู† ูŽ ููˆู† ููˆู„ ู‚ ูŽ ูŽูƒ ูŠ ู ูŽุฆ ุง ุฃููˆู„ ู‹ ุฆ ู’ ูŽุดูŠ ูˆู ู‘ูŽ ุงู„ู… ูŽ ู…ูู† ู ูŽูˆ ูŽูƒ ู„ ู ู… ู’ ูŽู… ุช ู’ ูŽู† ู… ูŽ ู ู ูŽูˆ ุช ูŽ ู† ู’ ุช ู ู ู ูˆ ู‘ูŽ ูุฑูุฏ ุงู„ู… ู ูŠ ู’ ู† ูŽ ู… ูŽ ูˆุง ูˆ ู ู’ ูŽุฐุฑ ุงุญ ูŽ ู ู ู‡ ู’ ูŽูˆ ุช ูŒ ูุธูŠู… ูŽ ูŒุจ ุน ูŽุฐุง ูŽ ูุฉ ุน ูŽ ูุฎุฑ ู’ู’ู„ูŽ ููŠ ุง ู ู’ ู… ู ูŽูŠ ู„ ูŽ ูŒูŠ ูˆ ูุฎู’ุฒ ุง ูŽ ูŠ ู’ ููŠ ุงู„ูู‘ุฏู† ู ู’ ู… ู ูŽูŠ ู„ ู’ ู… ู ูŠ ูŽ ููˆุจ ู… ู ู‚ ูŽ ูุทูŽูŠูู‘ุฑ ูŠ ู’ ุฃูŽู† ู ูˆ ู‘ูŽ ูุฑูุฏ ุงู„ู… ู ูŠ ู’ ูŽู… ู„ ูŽ ูŠู† ุฐู ุงู„ )41(} ูŽู‘ Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Rasuulkaanow, yeeyan ku tiiraanyenin kuwa ku degdegaya gaalnimada iyo u hogaansanaanta gaalada, ahna kuwa afafkooda ka leh waan rumaynnay, quluubtooduse ayan rumayn, kuwaasoo ah munaafaqiinta, iyo kuwa yuhuudoobay, beentana maqlaya, hadalkaagana u dhegeysanaya inay u geeyaan rag aan adiga kuu imaan, waana jawaasiis., waxayna ka leexinayaan kalimooyinka meeshooda dhabta ah, waxayna leeyihiin: 8 “hadduu Muxammad, Sallaa Allaahu Calyhi Wasallam, idiinku fatwoodo sidaad dooneysaan ka qaata. Hadduuse , Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, taas idin siin waayo, ka digtoonaada. Qofkuu Ilaahayู‡ู„ู„ุง doonayo inuu gaaleeyo, adigu waxba uma hanan kartid oo amarka Ilaahayู‡ู„ู„ุง kama aad celin kartid. Kuwaasi waa kuwo uusan Ilaahayู‡ู„ู„ุง doonayn inuu quluubtooda daahiriyo, waxayna leeyihiin adduunka dhexdiisana dulli, Aakhirana cathaab wayn(41).” Kuwa krishtaanka iyo yuhuudda wali ka dhigtah, Diinta Islaamka way ka bexeen, siduu Ilaahay, Cazza wa Jalla\ู‹ุฌูšุปุถ ู‡ู„ู„ุง, ugu yiri Aayadaha konton iyo kow iyo sideetan iyo kow ee Suuratu Al Maa’idah\ุจุฆุฐุญู‘ูŒุง ุณุญู›ุน: ูŽ ูŽ { ุช ูŠ ู’ ู† ูŽ ู… ูŽ ูุถ ูˆ ู’ ูŽ ูŽ ุจ ู ุงุก ูŽ ู„ููŠ ู’ ุฃูŽูˆ ู’ ู… ู ู’ ูุถูŠ ูŽ ูŽ ุจ ูŽ ุงุก ูŽ ู„ููŠ ู’ ูŽู‰ ุฃูŽูˆ ูŽุตุงุฑ ุงู„ูŽู‘ู† ูŽ ูŽ ูˆ ูˆุฏ ู ูŠ ูŽ ู’ูŠ ุชูŽู‘ ูุฎูุฐูˆุง ุงู„ ูŽ ูŽูŽู„ ุช ููˆุง ู† ูŽ ูŽุขู… ูŽ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ุง ุงู„ ูŽ ุง ุฃูŽูู‘ูŠูŠ ูŽ ูŠ ู ูููŽู‘ู†ูˆ ูŽ ู ู’ ู’ ููƒู… ู† ู…ู ู’ ู… ู ูŠ ู‘ูŽ ู„ ูŽ ูˆ ู…ู ู ุงู„ ุงู„ุธูŽู‘ ูŽ ู… ู’ ูŽูˆ ู’ู‚ ุฏููŠ ุงู„ ู’ ูŠ ูŽ ูŽูŽู„ ูŠ ูŽ ูˆ ู‘ูŽ ุฅู ูŽู‘ู† ุงู„ู… ู’ ู… ู ู’ูŠ ู† ู… ) ู ูŽ ูŠู† 51(} Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Kuwiinna iimaanka la helayow โ€“ waana sida ka muuqata ayagoo afkooda ka oranaya inay muslimiin yihiin -, ha ka yeelanina yuhuudda iyo krishtaanka gargaarayaal iyo sokeeye, jaasuusna ha u noqonnina. Ayaga ayaa isku ah sokeeye iyo jaasuus, oo isku gargaara colaadda muslimiinta. Markaas midkiinna sokeeye ka dhigtah, oo taladooda ku waafaqa uguna gargaara, jaasuusna u noqda ayaguu ka mid yahay, (oo sidaas ayuu Diinta Islaamka uga baxay, laguna qaadayaa xukunka krishtaanka iyo yuhuudda, siduu Al Qurdhubii \ู…ุดุบุฌูŸูŒุง u yiri: “Tacaalaa \ููŒุฑุผุจ wuxuu caddeeyey in qofkaas xukunkiisu yahay xukunka krishtaanka iyo yuhuudda, xukunkaasoo ka reebaya inuu qof murtadka ah oo diinta ka noqday uu qof muslin ah dhaxlo, xukunkaanna waa jirayaa ilaa yawmu al qiyaamah.” Wuxuu kaloo Al Qurdhubii \ู…ุดุบุฌูŸูŒุง yiri: “Kuwa gaalada krishtaanka ah iyo yuhuudda wali ka dhigta waxay Ilaahayู‡ู„ู„ุง u khilaafeen iyo Rasuulkiisa, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, siday kuwaasu u khilaafeen. Sidaas ayuu uga mid noqday. Qofka gaalada jecel wuxuu jecelyahay oo uu u bogay waxay ku taagan yihiin, oo ah caqiidadooda, hadduu caqiidadooda jecelyahayna waa gaal muruxsan, waana in markaas la colaadiyaa siday waajib u tahay in ayaga la colaadiyo. Waxaana waajib u noqonaysa oo uu gelayaa naarta siday ayagaba waajib ugu noqotay. Sidaasuu ayaga uga mid noqday.” Qofkaas waxaa laga furaya haweentiisa, caruurtana waa laga qaadanayaa, markuu dhintana la dhaxli mayo, salaadda janaazada lagu tukan mayo, qubuuraha muslimiintana lagu aasi mayo). Aayadda kow iyo sideetanaadna ee Suuratu Al Maa’idah \ุจุฆุฐุญู‘ูŒุง ุณุญู›ุน waxay leedahay: ู… ู { ุง ู‹ ูŠุฑ ู ูŽู‘ู† ูŽูƒุซ ูŽูƒู ู„ ูŽ ูˆ ูŽ ุงุก ูŽ ู„ููŠ ู’ ุฃูŽูˆ ู’ ู… ู ูŽุฎูุฐูˆู‰ ุง ุงุชูŽู‘ ูŽ ู… ูˆู ู’ ูŽูŠ ู„ ูุฒูŽู„ ุฅู ู’ ุง ุฃูู† ูŽ ู… ูŽ ูู‘ูŠ ูˆ ุงู„ู†ูŽู‘ุจู ูŽ ูˆู ูˆ ู‘ูŽ ุจูุงู„ู… ูŽ ููˆู† ูู…ู† ู’ ูุค ููˆุง ูŠ ูŽูƒุงู† ู’ ูŽูˆ ู„ ูŽ ูŽ ูˆ ) ููˆู† ูุณู‚ ุง ูŽ ู ู’ ู… ู ู’ูŠ ู† 81(} 9 Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Hadday yihiin kuwa rumaysan Ilaahayู‡ู„ู„ุง iyo Nabiga Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam – iyo waxa Nabiga lasgu soo dejiyay, oo ah Quraanka” kama ayan yeesheen yuhuudda iyo krishtaanka sokeeye. Laakiin in badan oo ayaga ka mid ahi waa faasiqiin, Diinta Islaamka uga baxay rumayn la’aantoodaas.(81)” Wuxuu Ilaahy, Cazza wa Jalla\ู‹ุฌูšุปุถ ู‡ู„ู„ุง, Aayadda boqol iyo saddex iyo tobnaad ee Suuratu Huud \ุฏู›ู˜ ุณุญู›ุนku yiri: } ู’ ุฃูŽูˆ ู’ ู…ูู† ูˆู ู‘ูŽ ููˆูู† ุงู„ู… ุฏ ู’ ู…ูู† ู’ ูŽ ููƒู… ุง ู„ ูŽ ู… ูŽ ูˆ ู ุงู„ูŽู‘ู†ุงุฑ ู ูŽู‘ุณ ููƒู… ูŽ ูŽู… ุช ูŽ ูˆุง ู ู ูŽู… ูŽ ุธูŽู… ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ูŽู‰ ุงู„ ู„ ููˆุง ุฅู ูŽูƒู† ู’ ูŽุฑ ูŽูŽู„ ุช ูŽ ูŽ ูˆ ) ูˆู† ู ู’ ูŽุตุฑ ู† ู ููŽู‘ู… ูŽูŽู„ ุช ุซ ูŽ ุงุก ูŽ ู„ 113(} ููŠ Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Hana u iilanina xagga kuwa thaalimiinta ah, waana gaaladee, oo aad markaas Naari idin haleeshaaye(113).” Wuxuu kaloo Ilaahay, Cazza wa Jalla\ู‹ุฌูšุปุถ ู‡ู„ู„ุง, Aayadda boqol iyo sideed iyo toban ee :ku yiriุนู›ุณุญ ุขูŠ ุปู‘ุดุงู’\ Suuratu Aali Cimraan ูŽู’ุฏ { ู‚ ู’ ุชูู‘ู… ู ู† ูŽ ุง ุน ูŽ ูู‘ุฏูˆุง ู… ูŽ ู‹ูŽู„ ูˆ ุง ูŽ ู’ ูŽุฎุจ ูŽ ููƒู… ููˆู† ู’ุฃู„ ูŽ ูŽูŽู„ ูŠ ู’ ููƒู… ููˆู†ู ุฏ ู’ ุฉู‹ ู…ูู† ูŽ ุชูŽู‘ ูุฎูุฐูˆุง ุจูุทูŽุงู† ูŽ ูŽูŽู„ ุช ููˆุง ู† ูŽ ูŽุขู… ูŽ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ุง ุงู„ ูŽ ุง ุฃูŽูู‘ูŠูŠ ูŽ ูŠ ู’ ู…ูู† ู ู’ ูŽุถุงุก ุบ ูŽ ู’ุจ ูุช ุงู„ ูŽ ุฏ ูŽ ุจ ู’ูƒ ุฃูŽ ู’ ู… ู ู‰ ู ููˆุฑ ูุตุฏ ููŠ ู ู’ุฎู ุง ุช ูŽ ู… ูŽ ูˆ ู’ ูู‰ ููŠู… ุง ูŽ ู’ูˆ ุฃูŽู ) ูŽ ููˆู† ู… ู ู‚ ู’ ูŽูŽ ุช ู’ ูู… ุช ู’ ู’ ููƒู† ูุช ุฅูู† ุง ูŽ ู’ู’ู„ูŽูŠ ุง ู ูŽ ููƒู… ูŽู‘ูŠูŽู‘ู†ุง ู„ ูŽ ุจ ู’ ูŽุฏ ู‚ ู ูŽุฑ ุจ 118(} Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Kuwiinna rumeeyeyow, ha ka yeelanina saaxiib kuwa adinka idinka soo hara, oo ah gaalada(l18).” Wuxuu Ilaahay Tacaalaa \ููŒุฑุผุจ ู‡ู„ู„ุงAayadda sagaalaad ee Suuratu Al Mumtaxinah ุณุญู›ุน :ku yiriุงูŒู‘ู‘ุฒุญู•ุฎ\ ู’ุฎ ูŽู‰ ุฅู ูŽ { ู… ูˆุง ุน ู ูŽุฑ ูŽุธูŽุงู‰ ูˆ ู’ ุงูุฑููƒู… ูŽ ูŠ ุฏู ู’ ู…ูู† ู’ ููˆููƒู… ูŽุฌ ู’ุฎุฑ ุฃูŽ ูŽ ููŠ ุงู„ูู‘ุฏูŠ ูู† ูˆ ู ู’ ููˆููƒู… ู… ูŽ ุงุช ูŽ ู‚ ูŽ ูŠู† ุฐู ู‘ูŽ ูู† ุงู„ ูŽ ู ุน ูˆ ู‘ูŽ ุงู„ู… ู ููƒู… ุง ูŽ ู’ูŠ ู† ูŽ ุง ูŠ ูŽ ุฅููŽู‘ู†ู… ู’ ู… ู ู‰ ู’ ูŽู‘ูˆ ู„ ูŽ ูŽูˆ ุช ู’ ุฃูŽู† ู’ ุง ูุฌ ููƒู… ูŽ ุฑ ( ูŽ ูˆู† ู ู… ู ุงู„ ุงู„ุธูŽู‘ ู ู… ู ูŽูƒ ู‰ ู ูŽุฆ ุฃููˆู„ ูŽ ู ู’ ู… ู ูŠ ู‘ูŽ ู„ ูŽ ูŽูˆ ุช ูŽ ูŠ ู’ ู† ูŽ ู… ูŽ ูˆ 9(} Aayadda macneheedu waxaa weeye: “Ilaahayู‡ู„ู„ุง wuxuu idinka reebayaa kuwa Diinta Islaamka daraadeed idinkula dagaallamay oo dalkiinnana idinka soo saaray iyo kuwa gacan ku siiyay oo ugu gargaaray in dalkiinna la idinka soo saaro inaad gargaarayaal iyo sokeeyey ka dhigataan oo aad xiriirisaan. Kuwa kuwaas sokeeye iyo gargaarayaal ka dhigtana waa daallimiin(9).” 10 Inta goor oo ay gaaladu Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, heshiis nabadeed la dhigteen, kaddibna ay buriyeen oo ay soo weerareenna way badan yihiin, kutubbada ayaana laga helayaa. Gaalada hadda joogtana heshiisyaday adduunka intiisa kale la dhigteen, sida Heshiisyada Qarammada Midoobay, maalin walba ayay buriyaan oo ay dawladaha kale ku duulaan

LA SOCO QAYBTA 3AAD

Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

 

SHEEKOOYIN