Tacsi Tiiraanyo leh

 

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban halkan uga  tacsiyeynayaa Barbaariye Bashiir Cali Xuseen iyo qoyskiisa  geerida  ku timid marxuumad Hooyo Faadumo Shidane Cilmi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho, waxa aan leeyahay, Marxuumada Eebbe sarreeye kitaabkeeda midigta haka siiyo, Jannadiisa fardowsana haka waraabiyo, idinkana samir iyo iimaan Allaah ha idinka siiyo.

SHEEKOOYIN