Wargeyska Gobollada dhexe iyo Macluumaadkii Bishan lagu qorey.

Wargeyska billaha ah ee Gobollada dhexe ayaa wuxuu soo baxaa bil walba, Wargeyskan oo ah wargeys u adeega bulshada dhinacyada horumarinta adeegyada iyo ma huraanka bulshada, sidoo kale dhiirigeliya waxqabadka arrimaha lagama maarmaanka ah, Nabadda, Waxbarashada, Caafimaadka, Shaqada, Ganacsiga iyo Madadaalada intaba.

Wargeyska ayaaney ka maqneyn. Suugaanta, Sheekooyinka iyo Faallooyinka aqooneed ay qoraan Qallinleeyda Soomaaliyeed, Haddaba Bil walba kala soco Laashin.com  Wargeyska oo Online ah.

 

HALKAN KA AQRISO WARGEYSKA GOBOLLADA DHEXE.W,Gobollada dhexe.

SHEEKOOYIN