Garbaduub Q1AAD
Waxaa uu indhaha kala qaaday isaga oo la jiidayo labada garabna laba nin oo xooggani ka hayaan, faraha foodooda ama afka hore ee kabaha ay ku socodsiinayaan, wuxuu...
Ha raali gelin ruux walba.
Oraah caan ah ayaa waxa ay tiraahdaa” raaligenta dadku waa wax aan la gaarin”
Wiil dhallinyaro ah ayaa waxa uu u yimid xarun caafimaad si uu...
Dhaca iyo boobka hantida guuda Q1AAD
Maqalka erayga iyo dhac ama boob waa mid markiiba ku dhiilo gelinaya kuuna muujinaya in halkaas ay ka jirto in wax lagu qaadanayo awood...
Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka
Dhallinyaradu waxa ay lafdhabar u yihiin bulsho waliba, hayeeshee soomaalida waxa ay kasii yihiin 70%, taasi waxaa sii dheer in ay dhallinyarada soomaaliyeed waayadii danbe...