Banii'adamku ma kala qaalisan yahay?
Markii Urur Diimeedka Boko Haram ay afduubeen Boqollaal gabdho schoolley ah, ayaa adduunka oo dhami Muslim iyo gaalba afka wada furteen, waxayna ku baaqeen in...
Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal!
Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...