Maamulka Laashin

1782 articles

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...

Maansada; Qaswade qaran! Curiye; Abdi-aziz M.shidane

Maansada; Qaswade qaran! Qiimahaan lahayniyo Waxaan Qaayo wadannaba Qaswadaa la harayoo Dheemman keennii qubayoo Noodiiday qaraniyo Inaan quwadba yeelanno.   Qabiilkii ku doogtaa Qabyaaladduu ku doodaa Qaaceeda dhuuqaa Bulshadana ku qaacshaa!   Qalalaase dirir iyo Qoqob iyo dagaal iyo Qarrib iyo dhibaatiyo Qaxar buu nagaliyoo Naga...

Igu qiimeeya waxa aan ahay!

Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko...

Nagala soo xariir halkan

Waxaad nagala soo xariiri kartaan halkan, wixii talo iyo tusaale ahna waxaanu kaaga nahay marti, waana tixgelineynaa had walba tusmo iyo toosin. Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba noogu...

Maansada; MUDDAC Curiye; Saciid (Ustaadka)

Maansada; MUDDAC Waa dood kulul oo dhaxmartay (Maanyo Iyo Mallaay), eek a bogosho wacan; Maansada; MUDDAC Mucjisooyin baa dhacay Iyo muran fogaadoo U dhaxeeyay Maanyiyo Mallaayada kalluunka ah Miis lagu garqaadiyo Maxkamaa la wada tagay Mufti xeer u...

Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis.

Ilaalinta Afka Iyo Adeegsiga Eraygiis Dad waliba wuxuu leeyahay af iyo eray u gaar ah oo uu adeegsado, oo uu kaga duwan yahay dadyowga intooda kale, waana wax uu Eebbe...

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! W/D; Abdulkadir Osman “Aroma”

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! Warbaahinta ku hadasha afka Soomaalida, beryahaan waxaa ku badan hadal haynta erayga KUFSIGA. Weydiintu waxay tahay kufsigu muxuu asal ahaan iyo macne ahaan ka taagan yahay, maxaase...

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb...

SHEEKOOYIN