Raxmo way ogeyd in shalay Daahir laga qaaday masruufkooda, balse lama socon inta lacag ah ee uu dhiibay, laakiin maanta ayay aragtay lacagta ay Raaxo u dhiibtay hooyadeed, oo...
Seddexdi habeenimo ayay Codweyn soo toostay, markay hubsatay in ay gabdheheedu u jiifaan, ayay soo aaday qolki uu Daahir ku jiray, waxay aragtay in albaabku u soo iilan yahay,...
Haddii WIILKU yahay WADDANI maxaad tahay WAAYEELOOW?!
Bulsho marka ay TIIH ku jirto iyo jiha wareer, waxaa lagu gartaa, is ku dhexyaac ogaal iyo ka la saarid la’aan aqoon. Wax...
Diinta iyo Dhaqanka suubbani is ma diiddana!
Diinta Islaamka waxaa loo soo dejiyay, in dadka noloshooda lagu badbaadiyo, laguna horumariyo. Waxay u timid, in ay xalliso dagaallada qabiilka, addoonsiga, isnacaybka...
Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan(1162-1227).
Markii ay reer Miyaarki la soo laabteen guushi ay sugaayeen muddadi 20ka sano aheyd, guushaas oo ay ku taamaayeen in ay maalin...
Galabnimadi ayuu Daahir ka soo baxay Afgooye, markuu Qoryooleey soo galay, ayuu fiiriyay meeshi ay Raxmo uga degatay, markuu ka soo jeestayna, wuxuu arkay mootadi oo god ku sii...
Codweyn ayaa mar kale Raxmo ku tiri: "ninka inuu ku furo weydiiso" Raxmo intay Daahir fiirisay ayay tiri: "hooyo, Daahir wuxuu iga ballan qaaday, haddii aan ku dhoho i...