Ma Illoobi doono Q3AAD
Nasiino ka dib, innaga oo wada qadeyneyna ayaan arrinkii marti-qaadka ku wargaliyey marwadeyda, waana ay iga aqbashay. Aad baanu u faraxsaneyn. Qofba tookadiisa ayaa afka loo...
Doob Gaamuray.
Guuleed, oo aad iyo aad uga naxay eraygii kululaa ee Gobaad ka soo yeeray ee canaanta u muuqday, ayaa markiiba la soo booday "Gacaliso is deji, Doobnimo waa...
Ma Illoobi doono Q2AAD
Dugsiga qur’aanka (malcaamad) ayuu xiriirkeennu ka billowday innagoo da’ ahaan aan shan sano gaarin. Dugsiga hoose, dhexe iyo sarena waan kala war haynay, in kastoo aanan...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30aad.
Fikradaasi waxa ay noqotay mid wanaagsan oo laysla qaatay, waxaana loo bandhigay Nasro, ayaga oo og in aysan diidin Karin, ayay si quursiya...
Doob Gaamuray! Q2AAD.
Waxa uu soo tallaaba gaabsadaba, carra tuur ay dhir badani ka kor baxday oo balliga kor kiisa ahaa buu Guuleed, isaga oo is gaabinaya aayar u soo...