Marki ay magaalada soo galeen, ayuu Dooli la soo maray saldhigi si uu warqada nikaaxa u soo tuso, markuu gaarigi istaajiyay saldhiga hortiisa, ayuu Raage la soo degay Jamaal,...
Sooyaalka Noloshii Silloooneyd Q4AAD
Markii Hanad ka soo degay baabuurkii, oo Nageeye ay is maca salaameeyeen, ma jirin, Hanad meel u asteysan inuu aado iyo meel u qorsheysnaydba. Xaalku waa...
Samatar
Sooyaalka noloshii Silloonayd Q3AAD
Samatar ayay ku noqotey arrintani filanwaa iyo kedis, isagoo aan uga baran bulshada uu ku dhexnoolyahay, ee aan isu naxariisan, sida dugaagga...
SHEEKO(DILAAGII QARSOONAA!)
QAYBTII 2AAD
Waxaan la socday mar mar xaaladda Dadkii aan isku xaafadda ahayn iyo halka ay marayso, qaar waa dhinteen, qaarna dulmiga ayay qayb ka noqdeen, qaarna waxay iska...
SHEEKO(DILAAGII QARSOONAA!)
QAYBTII 1AAD
Dhibaatooyinka mar walba ma ahan kuwa ku wanaagsan Nolosha Aadanaha, saamaynta ay mararka qaar yeeshaana waa kuwa aad u xanuun badan oo ku ugaarsada ilaa inta noloshaada...
Deeqa oo rabta inuu Raage sawirkiisa ka soo qaado Yaasmiin ayaa ku tiri: "Raage, kumanaan kun oo wiilal ah ayaa i waydiistay sawirkeeyga, haddana qofka kaliya oo aan siiyay...