SADDAXDII DAGAAL EE LAFOOLE.
Inkastoo dadka badankiisu ay xasuustaan dagaalkii Lafoole ee Antonio Cecchi lagu dilay,haddana qoraalada badankoodu waxa ay qorayaan in lafoole ay ka dhaceen saddax dagaal oo wacdaanku...
DAGAALLADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN ISTICMAARKII TALYAANIGA.
ARAAR: Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo koobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaalladii soomaalidii...
1 بسم اهلل الرحمن الرحيم Dagaalka Ciraaq Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam, dagaalka Ciraaqالعراق ee kun sagaal boqol iyo sagaashan ee qarniga lasoo dhaafay...
بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله والثناء لله وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد النبي الأمي المبعوث إلى الخلق كافة وعلى آله الطيبين الطاهرين
إنك حميد مجيد وسلم تسليما كثيرا كلما...
Geela iy Geeska Afrika Q2AAD
Geelluhu muxuu dheeryahay Geel laawaha?
Ninka Geela leh
Mudanaha geela leh wuxuu ahaa nin haysta ama heli kara waxkastoo ninka aan geela lahayn uusan haysan...
Dib u milicsiga Muqdisho 1268 – 2011
Qoraalkani, wuxuu da’ yarta amaba jiilka soo koraya iyo inta aan aqoon u iftiiminayaa muqdisho iyo waayihii ay soo martay, sidoo kale dadka waa...
Sidee loo difaaci karaa webiyada Soomaaliya la wadaagto Itoobiya iyo Kenya? Dr Cabdulqaadir Maxamed Tahliil
Bishii March ee sanadkaan 2016 waxaa yaraaday ama guray biyihii webiga Shabelle. Saxaafadda iyo masuuliyiin...