Agoonka hooyadii Illaaway.
Inkastoo Abyan uurka, ka go’aansatay in aysan nin dambe oori u noqon, raggu kama aysan deyn xod’xodasho iyo in ay u soo hanqal taagaan haweeneydan heybadda iyo...
Aamina waxay shirka ka soo fadhiistay gaariga Daahir, asagoo ka fekeraaya xalki uu ka gaari lahaa mushkiladaha jira ayay Aamina ku tiri: "ma laguu sheegay sababta aan Qoryooleey u...
Sabannadii samaa!!Q1AAD.
Horudhac
Waa sheeko xambaarsan farxad, murugo iyo ku cibri qaadasho una baahan in si fiican loo dhuuxo nuxurka ku jira. Maahan ku tiri kuteen, mala-awaal iyo wax la mida...