TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrWaxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo...
Daraawiishta:Milicsi taariikheed HordhacTaariikhdu waa daraaseynta tagtadii si taaganta loo qiimeeyo timaaddadana loo oddoroso tabaabushena loogu yeesho. Taraariikhda Soomaalida in badan oo ka mid ahi, waxa ay ku luntay keydin la’aan,...
Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday. "Ma ogtahay,in Soomaaliya ay sabab u aheed dhismaha ururka dowladdaha islaamka?"Sida ku cad qoraala badan,iyada oo weliba goob jooga yaashii qaar nool yihiin.Sanadkii 1962,ayaa...
Sooyaalka Kismaayo.Inkasta oo boqolaal sanno ay dhisneed haddana kismayo waa ka da’ yartahay magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaal, laakin waxa ay noqotay magaalo aad u kortay.Magaalada kismayo waxaa...
2.4 Bahda Afkii Masaaradii Hore(Ancient Egyptian)) Afkii ay ku hadli jireen Masaaradii Hore waxa uu ka mid ahaa qoyska afafka ee loo yaqaan Xemitic-Semitig (Afro-Asiatic). Sida la ogyahay afka Masaaridii...