Waxaa hubantiya in bulshada Soomaalidu tahay Afmaal, sida badan adeegsata Afka marka loo fiirsho qoraalka.Middaas waxeey haddana ku tusee in aa nahay bulsho leh dhaqan iyo Suugaan mug weyn...
Maansada: Yaacdo dhega xiran Ciisoow ya'leeydii Yalka iyo dabeyshiyo Yayeentii war qaadkiyo Ii keenyey yaaruhu. Ha yeeshee, yabaalkiyo Yalanyoolka nagu dhacay Waa ammuur la yaablehe Anna yeleled faallada Aan warbixin yulyuliyee...
Dhalanteedka Cuthmaan bin Al Xuwayrith Al Asadiiعثمان بن الحويرث الأسدي Qaybta koowaad ee dadka zamanka fatrada Qaybtaani waxay ka kooban tahay qof basiiraddiisa, oo ah isha qalbiga ku taalla, cilmigiisa iyo...