suugaan

Gabayga: Ogeysiis Curiye:Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan (October)

  Gabaygan Magaciisa waa Ogeeysiis, waxaana Tiriyay 07,Novenber.2014 sababta ka danbeeysay waxaay tahay markaan arkay in farta Soomaaliga Dadki ka weecanayaan, waxaana Curiyay Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan, oo markaa Dugsiga...

Maansada; “Magan” Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow

Maansada; Magan Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow Halkan hoose ka fiirso muuqaal aad u qurux badan .... daawasho iyo bogosho wanaagsan.   https://www.youtube.com/watch?v=myBXpYpT16o&feature=youtu.be   Mahadsanidiin. Maamulka.

Heesta; Goballada Dhexe

Hees Cusub, oo loogu talagalay maamul u samaynta Goballada DhexeCodadka; Fadumo Haryan iyo Maxamad Weerow Erayada; Abwaan Liibaan QodaxLaxankii iyo Muusiggii; Maxamad Weerow Dhagaysi iyo daawasho wacan. https://www.youtube.com/embed/kBarUHSuNPE Mahadsanidiin.

Fal celinta caqliga!! (Qormo)

  Fal celinta caqliga!! (Qormo)   In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan?   Su'aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay...

Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin!

Madaxweyne adigu is eerso cidna ha eedin! Qofku marka uu wax xulanayo, nolosha ama kala dooranayo hadba degalka iyo deegaanka, dadka iyo dun iyo danwadaagta, waa inuu ka fiirsadaa kuna...

“U Maciin Macbuudow” Maansadii 11AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; U Maciin Macbuudow Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 11AAD ee silsiladda. Marka laga soo tago inay sii xoojinayso  MIDNIMADA waa ALLE BARI, DUCO iyo ALLE TUUG, waxayna ku...

DHEGAYSO MAANSADA (DIFAACA DIINTA)

Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta...

KHILAAFKA MADAXDA DAWLADDA SOOMAALIYA- SABABAHA IYO XALKA

KHILAAFKA MADAXDA DAWLADDA SOOMAALIYA- SABABAHA IYO XALKA Waxaa mar walba i xanuujiya oo aan ka gubtaa in maalmihi aan yaraa ee aan ahaa arday dugsiga hoose iyo quraanka dhigta xiligi...

“Midnidamada taageer” Maansadii 10AAD ee Silsiladda MIDNIMO

Maansada; Midnidamada taageer   Waa maanso ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 10AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa sida ciwaankeeduba yahay aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey ku jirtay, waxayna...

Maansadii “Eeddo” curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Maansadii Eeddo Maansadan"Eeddo" waxaa curiyey Maxamed Cilmi Dhicisow waxaana  ku dhaliyey curinteeda Eeddadii Canab Cabdi Ciyow, balse, uu u hibeeyey dhammaan eeddooyinka iyo hooyooyinka Soomaaliyeed. Daawasho wacan muuqaalka oo maanta la soo saarey; https://www.youtube.com/watch?v=irW4VtSnMRg&list=UUWzO-5RY0QI6xt4_RdU3dfw Mahadsanidiin

SHEEKOOYIN