Hees articles

Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Sahra  (Hees walwaaleed)    Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog dheyelsi iyo dhalanteed, oo hees walwaaleedka hawlaha ayaa lagu qabtaa, muujisaa ama ka marag-furtaana dhibta iyo dheefta hawshaa, sida heesaha xoolaha kolka shubidda, rarka iyo raadinta iwm,  badar

Top