Home Nala Xariir Nagala soo xariir halkan

Nagala soo xariir halkan

6
SHARE

Waxaad nagala soo xariiri kartaan halkan, wixii talo iyo tusaale ahna waxaanu kaaga nahay marti, waana tixgelineynaa had walba tusmo iyo toosin.
Haddii ay jiraan qoraallo iyo arrimo kaleba noogu soo gudbi waxii farriimo ah emailkan hoose.

Mahadsanidiin.

laashin77@gmail.com

SHARE

6 COMMENTS

  1. scww,
    waa ku mahdsan tihiin in aad sameyseen
    webkan, soo dhawaada/midka kale
    waxaan hayaa fikrado fiifiican oo
    aan markasto aan u baahana in aan soo gudbiyo laakin weligeey, iskuma dayin
    manta ka hore….wax dinta aan dhibay dadka iyo dalka u roon.. caqlaaq iyo ansha la socdo.. hadaba hadaad u baahatiin soo dhawaada/

  2. waa degel habaysan,waxaan filayaa dad aqoon lehbaa isugu tagay..halkaa ka sii wada .
    waxaad ka shaqaysaanna ha noqdo wanaaga sidaad hore u sheegteen.
    duco badanbaannu idiin soo miisaynaa waanad mahadsantihiin

  3. Asc magacayga waa mustaf mohamed hussein waxaan joogaa dalka yaman markaan arkay websidekaan aad ayaan ugu farxay waxaana rabaa inaan soo gudbiyo qoraal ku sabsan waxa iigu yaabka badnaa inta aan joogay qurbaha oo ah sheeko aad u wacan aadna kawada bogan doontaan kadibna aan idinka codsanaayo inaad bogga soo dhigtaan mahadsanidiin.

  4. Asc markahore waaidin mahadnoqayaa markaxiga waxaan ahay Laashin ama Abwaan qofba siduu uyaqaano waxaan qoray gabayo badan iyo shekoyin qaarkood waa soobandhigay qaarkakalina wali sooma bandhigin
    WAXAN SIQAAS AH UDOONAYAA BUG QABYO AH INAAN DHAMEYSTIRO OO AAD BULSHADA UMARAYIYO WEBKA laashin
    Asc mahadsanidiin

    • Salaaman
      Salaan ka dib, walaal waad ku mahadsantahay xidhiidhkaaga, waanu kaa sugeynaa wixii qoraal ah iyo wixii sheeko ahba
      Anagoo baahin doona sidoo kalena kaydin doona, keliya waxaan kaa codsanaynaa, inaad qoraalka si wanaagsan u soo tafatirto
      si uu u yaraado ama aaney u dhicin qalad qoraal ama higgaadeed.

      Mahadsanid

      Bahda Laashin.com

Comments are closed.