Maansadii “Eeddo” curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Dh Maansadii Eeddo Maansadan”Eeddo” waxaa curiyey Maxamed Cilmi Dhicisow waxaana  ku dhaliyey curinteeda Eeddadii Canab Cabdi Ciyow, balse, uu u hibeeyey dhammaan eeddooyinka iyo hooyooyinka Soomaaliyeed. Daawasho wacan muuqaalka oo maanta la soo saarey; Mahadsanidiin

         

Top