Tacsi Tiiraanyo leh

Tacsi Tiiraanyo leh.

Innaa lilaahi waa innaa lilaahi Raajicuun

Waxa ay  Bahda Laashin tacsi uga direysaa halkaan Ustaad Maxamed Cabdullaahi Jaamac iyo Qoyska reer Cabdullaahi Jaamac geeridii ku timid Marxuum  Xaaji Siciid Cabdullaahi oo ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magàalada Cadan ee dalka Yeman.

Marxuumka waxaan eebbe uga baryeynayaa inuu ka dhigo kuwa eebbe ugu deeqo naxariistiisa, kitaabkoodana midigta laga siiyo, Jannooyinkiisana hoyaadka looga dhigo,  Dhammaan, reer Cabdullaahi Jaamac iyo eheliyadiisa oodhana Samir iyo iimaan ka siiyo.

Bahda Laashin.

SHEEKOOYIN