Filan waa Q42AAD
Mobil Nokia ah oo Faysal jeebka ugu jiray intuu soo bixiyay ayaa wuxuu yidhi: “waa tan shaashada iisaaran ee bal si fiican u dhowr.
Maxamed intuu sawirkii aad...
Saddex xagalka laga dumiyo bulshada
Afeef
Walow uu soomaalida ku habsaday burbur guud ahaaneed haddana waxaa la oran karaa midka ku dhacay qofnimada soomaaliyeed ayaa ah halka laga abbaaray boqna goynta...
DOOKHIIBA KA LUMAY.
Waa gabar gashaanti ah oo joogta goortii ay gabarnimada ka baxi lahayd gurina yeelan lahayd , ma jirto xayndaab uga gadaaman ama ka horjoogaba helida lammaane ay...
GARBADUUB Q3AAD
Dhibkaad martoba hortaa baa la maraye, inta Guhaad lagu dhigay iyo ka daranba waa soo maray Dirir, waxaa u dheerayd, koronto iyo weliba in xiniinyaha bira looga qabto,...
Daruurtii la anbatay dabeeylaha
"Luqadda siyaasadda waxaa loo qaabeeyey hab ay beentu u muuqaneyso run, dilkuna uu u muuqanayo ixtiraam"
“George_Orwell”
Nin murashax ah oo ku...