GAAJO WAA CADAW.
Faqrigu colaad buu sababaa, colaadduna faqri bay sababtaa. Haddii aan faqriga iyo shaqa la’aanta la isku dayin in layareeyo, haddii aananba la dabar goyn karin, waxaa hubaal...
Waxaan ahay wiil Soomaali ah, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis. intaas waxaa ii sii dheer...
Banii'adamku ma kala qaalisan yahay?
Markii Urur Diimeedka Boko Haram ay afduubeen Boqollaal gabdho schoolley ah, ayaa adduunka oo dhami Muslim iyo gaalba afka wada furteen, waxayna ku baaqeen in...