Maamulka Laashin

1793 articles

WAAYIHII WARSAME Q10AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q10AAD  Waa rag uu Shiikh Cabdi u diro hawlaha muhiimka ah. Da’ahaan waxyar ayay ka wayn yihiin Warsame mawlacana sida Warsame gadaal ka gaar ma ahane waxa ay...

Yaa ugu Taajirsanaa Dunida 2000 sanno ee ugu dambeysay? W/Q: Prof: Yaxye Caamir

. Yaa ugu Taajirsanaa Dunida 2000 sanno ee ugu dambeysay? Waxaa laga yaabaa in aad xasuusato Taajiriin uu ka mid yahay Mr.Bill Gate oo hantidiisu u dhexeeyso 80-90 billion USD, ama...

Ma Illoobi doono Q7AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q7AAD badbaadday, shaqaalihii iyo ka soo qebgaleyaashiiba, qalqalse aan ka nabadgalin, iyo anigoo naxdin la leelleemoonaya, ayaa is garabsannay. Waxaan billownay gurmadkii nala gudboonaa. Saaxiibkey iyo reerkiisii,...

Filan waa Q35AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Intaa kaddib Deeqa markay aragtay in uuna maxamed dhankeeda u soo jeedin waxay qaadatay go’aan degdega. Waxay tidhi: “waxaan jeclaa inaad il naxariisa igu eegto, balse  ma dhicin oo waad...

Doob gaamuray! Q6AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q6AAD  Waxey aheyd, ammin galab gaabad ah oo ku cadceedu isku shaqashay diilimo guduudan oo ay ku sii nabadgelyeeysay noolihii maalintaa tirsaday, oo ay barbaarta iyo kurayduba soo...

QUR-GOYNTII QUMAN LUULA!!:W/Q: Cabdinaasir Xiddig.

  QUR-GOYNTII QUMAN LUULA!!: Quman waxay goob ganacsi oo Qurxinta haweenka(Burukiyeer) ah ku lahayd xaafadda ka mid ah xaafadaha magaaladda Muqdisho, waxayna ahayd gabar aad looga yaqaan deegaankaas loona qadariyo. Quman...

CAGA-YARE ! W/Q: Qasim Abdulle Husen (Nero).

CAGA-YARE !! Geeska bari ee qaaradda Afrika isaga oo ka qaxay, Jid qalloocan oo qodaxa badanna sii qaaday, maalmo maahee, bilooyin ayuu ugu  Socd dheeraa ku furay cirifka waqooyi ee...

WAAYIHII WARSAME Q9AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q8AAD  Waagu markii uu beryay oo salaaddii  subax la tukaday, Warsame ma uusan aadin mawlicii Shiikh Cabdi sidii caadada u ahayd, ee waxa uu tagay maqaayaddii oo uusan...

Ma Illoobi doono Q6AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

  Ma Illoobi doono Q6AAD Waxaa iigu dambeysay iyadoo foodley ah. Intii ka dhinneyd baa loo dhammeeyay! Dherer iyo dhuubni bey u dhalatay oo waa aan ku ogaa. Waxaanse aad ula...

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD – W/Q: Liibaan Cartan

Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD Markii ay jacaylkii uu u bandhigey ay ka oggolaatay soona dhowaysay muddo toddobaad ah ayay is moogaayeen barkulankoodiina ka maqnayd. Malaha arrinta cusub oo...

SHEEKOOYIN