Gabayga:Hadafsame
Gabaygan Curiyey 23 Oktoober 2011 waxaana Gabaygan waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh...
Gabayga: “Waajib”
Gabaygaan “Waajib” sida magaca laga garan karo, waxa uu wax ka oranayaa oo ka hadlayaa WAAJIBAADKA qof ama shaqsi laga doonayo inuu si gaar ah ugu heellanaado. In...
Gabayga “Qowm Aakhiraad’”
“Qowm Aakhiraad” waa gabay ka hadlaya duul dunida u jooga inay Aadanaha u diraan Aakhiro, oo ay dilaan, qarxiyaan, qixiyaan, qafaashaan ama ay qoorta gooyaan, una...
Gabayga: Dawo
Gabaygan macagaciisa waxaa la yiraa: (DAWO), dawana waxaa laga doonaa qofkii isagu daweysan, oona garanaya dawadu meesha ay ku jirto, kana madaxbannaan inta gabaygu sheegayo ee eel ah,...
Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad
hoggaanka u...