Gabayga: "Reer Mudug"
Gabaygani wuxuu ka hadlaya colaadaha ka taagan gobolka Mudug ee is daba jooga ah, Abwaannada Hodan Sheekh Cumar oo dareenkeeda ku cabireysa Suugaan ayaa Gabaygan dhiig joojinta...
Waa Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya Aafadii cuslayd ee ka dhacdey Badda u dhaxaysa waqooyiga Afrika iyo Qaarada Yurub ee Madeterian Sea, Aafadan ayaa aheyd mid...
Gabayga: gaf Rageed
Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...
Gabaygani waa gabay ku aadan, Sanadguurada 43aaad ee Qorista Farta Soomaaliga taasoo horseeday inuu Afku helo, Agab lagu kaydiyo iyo Afaaf laga soo galo , waxaan mahadcelin ballaaran u...
Gabaygan ayaa waxaa igu dhaliyay qoraal uu soo gudbiyey Saaxiibkay Mohammed Hassan oo xusayo inay reer GEDO ku dhiiradeen, inay Gumaysiga umaddii Soomaaliyeed Hebedka ka wada dhigay laga gilgisho,...