Gabayga: Kediso!
Indhowed ka’dii gabay ma tiring, koobna maan darine
Kelmo waaxid waayahan ma oran, kololo deediiye
Kariim mahade kaar cudur ma qabin, mana kadiidyoone
Ma kalaami wayn ee murtida, waan u kaadiyaye
Kol...
Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey
amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii.
sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka
taakulaysay...
Gabaygan (isku duubni) waa Gabay ka hadlayaa Muhiimada Midnimadu leedahay iyo is ku duubnida umadda soomaaliyeed o ay noqoto mid qura anigoo la hadlaya dhammaan umadda soomaaliyeed:
Ka bogasho wcn:
1.Nimanyahow...