Gabay; Ma gar baa?!
Tixdan ee yar oo la yiraahdo (Ma garbaa) waxay is garab dhigaysaa laba walxaad, oo midi leexsan yahay, haddana, is weydiinaysaa sida kan dambe loogu abaalmariyo...
Gabayga; GUHAAD
Gabayga; GUHAAD
Adduunyada kolley garannay, oo way gebidhacyeeysaa e
Gaajiyo harraad iyo marbaad, oon la gubataa e
Marbaa galal xareed ku gashaa, lagu garguurtaa e
Gacmahaaga aad uga baxdaa, gaajo iyo oon e
Galladaa...