Qoraallo

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb...

Faalkii Sheekhul-kulli. WQ Cabdulqaadir Cusmaan “Aroma”

  Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa...

HAYB-WAAYID! W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

HAYB-WAAYID! Hayb-tu waa tilmaamaha qof, walax ama bulsho ay kaga duwanyihiin inta kale ee la midka ah, waana lahaanshaha astaamo gaar ahaaneed oo la xiriira muuqaal, dhaqan, iyo il-baxnimo qeexi...

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD Qaybtii hore ee qormada waxaan uga soo hadalnay; SIYAASADA (SIYAASI) WADAAD ''CULUMAA'UDIIN'' QABYAALADDA ''QABIILKA" QABYAALADDA & SIYAASADDA Ayaan nagoo halkii ka sii wadaynaha isku Milan...

Musalsalladda iyo saamaynta ku leeyihiin qoyska Q2AAD W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Musalsalladda iyo saamaynta ku leeyihiin qoyska Q2AAD Carruurta Musalsalku wuxuu ku keeni karaa; 1- Dadaal la’aan dhinaca Waxbarashada 2- Ka mid noqoshada Ardayda ugu liita fasallada 3- Macallimiinta oo had iyo jeer bannaanka fasalka uga...

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD waxaa laga yaabaa in aqristaha qormadaani uu is waydiiyo; "qabyaalad, siyaasad iyo diin gartaye dhaqanku waa midba?". Sidoo kale waxaa dhici...

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD Warbaahinta Casriga ayaan shaki ku jirrin inay saameyn ku yeelatay nolosha iyo asluubka Aadanaha hab wanaag iyo xumaan intaba. Taleefishinka ayaa ugu badan...

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? W/Q; Bashir Ali Hashi

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA’IN AH? Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay....

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! Q: 1AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! Q: 1AAD Sida aad ciwaankaba ka aragtaan waa laba xaaladood oo midba gaarkeeda u noqon karo ciwaan madaxbaan ''dhammays ah''. Inaan hal ciwaan ka...

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo! W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo! Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada. Xilli barqa...

SHEEKOOYIN