Qoraallo

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” W/Q: Georgi Kapchits

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” “Godob iyo Gallad” waa qiso ka sheekeyneysa wixii ka dhacay magaalo hebel ah sanooyinkii toddobaatameeyo ee qarnigii la soo dhaafay. Hase yeeshee in ay magaaladaasi ahayd...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-10AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalkii filimada In kasta oo billowga taariikhda filimada farshaxanka leh aan si cad loo qeexin, haddana ganacsiga, baaritaanka guud ee toban ka mid ah walaalaha 'Lumière' filimyadoodii gaagaabanaa ee Paris...

Halkee Af-Soomaaligu ka soo jeedaa? Q-2AAD W/Q: Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim “Suldaan Garyare”

Halkee Af-Soomaaligu ka soo jeedaa? Q-2AAD Sida uu buuggiisa “Taariikhda iyo Luqadda Bulshada Soomaaliyeed” ku caddaynayo Professor Mansuur waxa jirta in Af-Carabigu uu la wadaago bahdan Kushitigga, gaar ahaan Af-Soomaaliga...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-9AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-9AAD  Kacaankii daabacaaddu wuxuu dhacay markii la soo saaray ka dibna la faafiyay daabacaadda, daabacaadduna ay fududeysay faafitaanka weyn ee macluumaadka iyo fikradaha oo ay u noqotay "wakiil...

Bandhigga LAASHIN iyo buugga: GODOB IYO GEERI W/Q: Amaal Maxamed Aadan

Bandhigga LAASHIN iyo buugga: GODOB IYO GEERI W/Q: Amaal Maxamed Aadan Waxaan xalay ka qayb galay kulan ay soo abaabushay Hoyga dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin oo loogu magac daray:...

Curiska iyo qoraalka cuddoon | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dhallinyarada curiska iyo qoraalka cuddoon!  Waxa noo soo gabogabeeyey barnaamijyo taxane ahaa oo lagu maamuusayey xuska sannadguurada 10-aad ee Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye. Barnaamijkii xalay waxa aan ku...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-8AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalka iyo soosaariddii daabacaadda: Mar haddii warbaahin la helay oo joornaal, idaacado iyo muuqbaahiyayaal la soo saaray waxa loo baahday in la keydiyo waxyaabihii la qoray iyo xogaha ku...

Halkee Af-Soomaaligu ka soo jeedaa? Q-1AAD W/Q: Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim “Suldaan Garyare”

Halkee AF-Soomaaligu ka soo jeedaa? AFkaygow qaran jiraa tahay AFkaygow qaali baa tahay Aniga waxa aad tahay qudheyda. AFkaygow qaran jiraa tahay Jabbuuti qiimahaaga weeye Jigjiga quruxdaada weeye ...

FAALLEYNTA GARBADUUB! W/Q: Amal Maxmed Aadan

FAALLEYNTA GARBADUUB! W/Q: Amal Maxmed Aadan Ugu horreyn Ilaaheey baa mahad iska leh oo ii suura galiyay inaan caafimaad iyo caqli dhammeystiran ku aqristo buugga: ”GARBADUUB” ee uu qoray: Abwaan,...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-7AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalkii internetka World Wide Website (kooxda ereyga macluumadka ayaa taa beddelkeeda ku talineysa webka ama www inay tahay wax hooseeya, waa adeeg ka dhigaya bogagga internetka iyo faylasha kale ee...

SHEEKOOYIN