Qormooyin

Legdanka Lammaanayaasha! W/Q Abdi-aziz M. Shidane

Legdanka Lammaanayaasha!   Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida...

GAAJO WAA CADAW! W/Q. Bashiir Ali Hashi

GAAJO WAA CADAW. Faqrigu colaad buu sababaa, colaadduna faqri bay sababtaa. Haddii aan faqriga iyo shaqa la’aanta la isku dayin in layareeyo, haddii aananba la dabar goyn karin, waxaa hubaal...

Cad Waraaq ah Uun Wq; A. M. Yusuf

Cad Waraaq ah Uun « Cibaarooyin badan baa socdoo ciilay ubadkiiye… Caynaanka kuwa noo hayee ceebta ina saaray Nimankaas cawaanka ah haddaan Eebbe cidhibgoynin Ma calaacal baa ii bogsiin uurka cabanaaya. »           ~  Faarax...

Abuu Abaqaalow Wq A. M. Yusuf

Abuu Abaqaalow Dabkuu Aadan shiday Ina Galaydh durugsigii eedye… Nin dardaarankii Cumar ogaa mudanihii daaye: Nimanyohow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaasha. ~ Salaan Carrabey Haddeer tan la joogo, Al Imaarah waa gobollo ka mid...

Khilaaf Dhaqan Noqday! W/Q; Cabdinaasir Xirsi iidle

Khilaaf Dhaqan Noqday! W/Q. Cabdinaasir Xirsi iidle |La yaab ma laha in maanta iyo beriba shacabka Soomaaliyeed maqlaan waxaa is khilaafay madaxda ugu saraysa dalka sida Madaxwaynaha iyo RaIisul Wasaaraha, markaan...

Maxaan U Liicnay? Qore; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Maxaan U Liicnay?  Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo...

KURAYGII KADSOOMAY! W/Q Abdi-aziz Mohamed shidane

Waxaan ahay wiil Soomaali ah, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis. intaas waxaa ii sii dheer...

Banii’adamku ma kala qaalisan yahay? Qore; Bashir Hashi Dhore

Banii'adamku ma kala qaalisan yahay? Markii Urur Diimeedka   Boko Haram ay afduubeen Boqollaal gabdho schoolley ah, ayaa adduunka oo dhami Muslim iyo gaalba afka wada furteen, waxayna ku baaqeen in...

Maan-tirka shisheeye! W/Q: Abdi-Aziz Mohamed Shidane

Maan-tirka shisheeye! Markii lagugu soo abaabiyo bulsho iyo deegaan wax barashadu ama tarbiyaddu ku salaysantahay af-qalaad iyo dhaqan shisheeye, oo lagugu gubaabiyo naceyb iyo karaahiyad aad u qaadaysid dadkaaga, dalkaaga,...

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...

SHEEKOOYIN