Qormooyin

Maan-tirka shisheeye! W/Q: Abdi-Aziz Mohamed Shidane

Maan-tirka shisheeye! Markii lagugu soo abaabiyo bulsho iyo deegaan wax barashadu ama tarbiyaddu ku salaysantahay af-qalaad iyo dhaqan shisheeye, oo lagugu gubaabiyo naceyb iyo karaahiyad aad u qaadaysid dadkaaga, dalkaaga,...

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Qore; Bashir Hashi Dhore

Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal! Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay,...

Igu qiimeeya waxa aan ahay!

Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko...

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb...

Faalkii Sheekhul-kulli. WQ Cabdulqaadir Cusmaan “Aroma”

  Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa...

HAYB-WAAYID! W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

HAYB-WAAYID! Hayb-tu waa tilmaamaha qof, walax ama bulsho ay kaga duwanyihiin inta kale ee la midka ah, waana lahaanshaha astaamo gaar ahaaneed oo la xiriira muuqaal, dhaqan, iyo il-baxnimo qeexi...

MASKAX KALE AYEY KU SOCDAALAAN W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

MASKAX KALE AYEY KU SOCDAALAAN Dhawaanahanba waxaa aad usii badanayey wararka sheegaya in caruur Soomaaliyeed oo qurbaha ka tagtay ay ku biireen kooxaha ka dagaalama qaybo ka mid ah Bariga...

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD Qaybtii hore ee qormada waxaan uga soo hadalnay; SIYAASADA (SIYAASI) WADAAD ''CULUMAA'UDIIN'' QABYAALADDA ''QABIILKA" QABYAALADDA & SIYAASADDA Ayaan nagoo halkii ka sii wadaynaha isku Milan...

Musalsalladda iyo saamaynta ku leeyihiin qoyska Q2AAD W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Musalsalladda iyo saamaynta ku leeyihiin qoyska Q2AAD Carruurta Musalsalku wuxuu ku keeni karaa; 1- Dadaal la’aan dhinaca Waxbarashada 2- Ka mid noqoshada Ardayda ugu liita fasallada 3- Macallimiinta oo had iyo jeer bannaanka fasalka uga...

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD waxaa laga yaabaa in aqristaha qormadaani uu is waydiiyo; "qabyaalad, siyaasad iyo diin gartaye dhaqanku waa midba?". Sidoo kale waxaa dhici...

SHEEKOOYIN