suugaan

Gabayga: SU’AAL GUUD Curiye: abwaan Garaad Nuur Xuseen

Gabayga: SU’AAL GUUD Haddii ay murtidu soorya tahay, hibo qof loo siiyay Sawaariikh hadday tahay, adduun ka la sarreysiiso Haddii semin dhiciyo lagu metelo, duni wax saameyay Salka waxaan u dhigayaa cokaad, iga...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q21AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q21aad. Waxaa la soo gaaray hoteelkii uu rabay in uu Nasro dejiyo, qol fiican ayuu u dalbay oo labo nafar ah, dhammaan ballamadii saaxiibkiis kolkii...

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.

Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo. Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali Xasan iyo Maalinta lagu asteeyay...

Dhaxal & Dhigaal:  Sheekh Xasan Barsame (1853 __1926) W/Q: Cabdalla Qasim Daamey.

Dhaxal & Dhigaal:  Sheekh Xasan Barsame (1853 __1926) March 1924kii Sheekh Xasan Barsame Waxa uu Shir-weyne isugu Yeeray Salaadiintii Soomalida, Kolkaa oo ay Si Xamaasad leh Salaadiintu Gaashaanka ugu Daruureen...

NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG”

Waa heestii "NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG" ee uu sameeyey Abwaan Maxamuud C/laahi Sangub. Waxaa si talantaaliya ugu luuqeyn jiray Saynab Cige, Salaad M. Shardi Derbi, Xaliimo Khaliif...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q8AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q8AAD.”Shuurtii ayay tageen iyagoo humamaawsanaya, isha farta la la ma helo oo waa gudcur saqdhexe ah. Toxobeey faraqa ayay uga dhegan tahay Toxoboow, wadnaheedu...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q13AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q13AADsax waan gartay, haddaba waxaa jirta gabar aniga walaashay ah oo dukaan ku leh xaafadda soomaalidu ku badantahay ee Islii, waana hubaa iney...

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AADIlbaxnimadii Soomaalida Q2AAD 3)CaanahaCaanaha geela ayaa ah kuwo aad lafdhabar ugu ahaa nolosha qoyska reer guuraaga ah ee geela leh, geela ayaa caanihiisu yihiin kuwo lagu noolaan karo...

SANBUUS BALLAC AH W/D: Bashiir M. Xersi

SANBUUS BALLAC AH Horta weli cunto ma idiin kaga sheekeeyey? Ma jecli, balse, aan inyar siyaasadda idin ka nasiyo. Rag iyo dumar, aniga ayaad ii casuuman tihiin, ee faallan ku...

Farshaxanad Faadumo W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Farshaxanad FaadumoFarshaxanku waa hal abuur aan cid weliba heli karin haloosin karin oo haaneedin karin,  mar waa aqoon la barto oo habka shaxda iyo jiitamaheeda lagu sargooyo halbeegyo isu...

SHEEKOOYIN