“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku soo bandhigay buuggiisan laba aflaha ah: Soomaali – English. Bishii Sebtember ee guga 2020 ayay Madbacadda “Laashin” ku daabacday dalka Sweden. Qoraalka Gorfeynta oo Pdf ah hoos ama kor mid kala deg

NAGA LA SOO XIRIIR: laashin77@gmail.com

SHEEKOOYIN