Hambalyadii Ciida Mareegta iyo Bahda Laashin iyo Heestii Dabaaldega Ciida.

9447_npadvhover

Hambalyo Hambalyo Ciid wanaagsan.

 

Bahda  Laashin waxay dhammaan  Hambalyo iyo Boggaadin u dirayaa Munaasibada Maalinta  Barkhadeed  ee  Ciiduladxaa Bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay kala joogaan, waxaanu leenahay  hambalyo, ku ciida Badhaadhe iyo Barwaaqo, Sanadkan sanadkiisa samo iyo sugnaan ku gaadha.

Waxaan mar kale  si gaar ah Hambalyo u leenahay  dhammaan  Aqristayaasha, Qorayaasha, Hal abuurka iyo Hawlwadeenada  Mareegta Laashin, sidoo kale waxaannu hawada idiin soo marineynaa  Heestii Dabaaldeg ee ciida  Mahadsanidiin.

 

  • Codadkii Cumar Shariif iyo Maandeeq Nuur
  • Erayadii Cabdiraxiin Hilowle Galayr
  • Laxamkii Jooqle shire
  • Muusikadii Cumar Shariif
  • Duubistii Studio Cumaraani Zurich Switzerland.

SHEEKOOYIN