Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, abriil, 2016

1502748_242179395959150_275167494_o

Tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.

 

Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 37aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha abriil.

 

Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin dheer, oo ku saabsan dagaal Alshabaab la la galay, shisheeyana lagu qabtay, shir nabadeed oo lagu qabtay degmada Gadoon, warar kale, sawirro, qormadii caafimaadka iyo arrimaha bulshada, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose sii raaca.

Mahadsanidiin

SHEEKOOYIN