Tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.

12961444_601887779988308_2316030835154860671_o-2

Tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.

 

Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.

 

Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin dheer, oo ku saabsan quruxda magaalo xeebeedka Hobyo, qoraal ku aaddan roobabka guga oo ka curtay gobollada dhexe, warar kale, sawirro, qormadii waxbarashada iyo arrimaha bulshada, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan sii raaca.

 

Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN