Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, ee bisha luulyo

12961444_601887779988308_2316030835154860671_o-2

Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.

Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.

Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin dheer, oo ku saabsan sanad guuradii koowaad, ee ka soo wareegtay dhismaha maamulka Galmudug, qoraal ku aaddan maalmaha XORRIYADDA iyo xaalka lagu sugan yahay, warar kale, sawirro, qormadii waxbarashada iyo arrimaha bulshada, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan sii raaca.

Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN