Wargeyska Gobollada Dhexe iyo tirsiga bisha febaraayo 2016

1502748_242179395959150_275167494_o

Tirsigii 35aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Febaraayo.

 

Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 35aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Febaraayo.

 

Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin ku saabsan garoonka Dusmo reeb, xarunta Gamudug, ahna caasimadda Galguduud, oo la ballaarinayo, maamulka Galmudug, oo dhisaya, ciidan ammaan, warar kale, sawirro, qormadii ganacsiga, caafimaadka iyo arrimaha bulshada, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose sii raaca.

Wargeyska Gobollada Dhexe

 

Mahadsanidiin.

SHEEKOOYIN