Tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo

564676_261410470702709_2098948498_n

Waxaad halkan ka heli kartaan, tirsigii 28aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2015, ee bisha Luulyo.

Wargeyska bishan, waxaad ka heli doontaan; Qormo gaar ah, oo ku saabsan maraxaladaha dhismaha maamulka Gobollada Dhexe (GALMUDUG), warbixinno caafimaad, warar kale, sawirro, iyo qormadii ganacsiga, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose sii raaca.

Wargeyska Gobollada Dhexe

Mahadsanidiin.

 

SHEEKOOYIN