XUSKA IYO XASUUSTA LAASHIN Xuseen Kadare W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Ayaanka Abwaanku, waa banaamij ay daaddihiso xarunta dhaqanka iyo suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye AUN, isla markaana xus iyo xasuus looga dhigo halyeeyadii soomaaliyeed ee bulshadooda soo gardaadiyey waayo adagna usoo halgamay, sida: laashimiinta, abwaannada, hal-abuurrada, qorayaasha, af-aqoollada iyo dhammaan inta daljire-nimada lagu xasuusto. Waa barnaamij taxane ah oo ay xarunta abwaan Faarax Shuuriye iyo maamulkeeda guud ee oo ugu horreeyo abwaan Bashiir M. Xersi ay kolba halyey ku soo qaataan. Haddaba, barnaamijkaas qeybtiisa afaraad ee gugaan ayaa lagu xusay suugaanti iyo sooyaalkii laashin Xuseen Sh. Axmed Hilowle ”Kadare” ALLE ha u naxariistee.

Halkaasn hoose ka soo degso qoraalka oo PDF ah

SOOYAALKA IYO SUUGAANTA LAASHIN KADARE

W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

NAGA LA SOO XARIIR: laashin77@gmail.com

SHEEKOOYIN