Jiiftada: “Magan!”
Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, dalka iyo dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee soo marey, maaha mid laga sheekayn karayo, qalin lagu koobi karayo...
Maansada: Maandeeq
Maansadan “Maandeeq” oo aan ku halqabsaday Bashiir M. Xersi, oo maanso la yiraa “Masuul” hore u daabacay. Anoo maanka ku haya caqabada jira ayaan jeclaystay inaan dareenkayga ku...
Maansada: “Ma ag joogi kari leyd?”
Ifka ruuxa kuu neceb
Ma ag joogi kari leeyd?.
Mid adduunka kuu jecel
Ma ka sii ordi laheeyd?.
Ahlan ruux ku soo yiri
Ma ka aamusaan leeyd?.
Midka kuu...
Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad
hoggaanka u...