Ina Cubtan

222 articles

Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?! Aniga oo la yaabban, hal ku dhigyada quruxda badan iyo sawirrada musharrixiinta ee la isku qoofalay, laguna dhejiyay boorarka magaalada Muqdisho, oo is weydiinaya; tolow...

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD W/Q: Nimco Noor

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD   Culimada qaar ka mid ah markay ay ummadda wacdinayaan, waxay inta badan ka sheekeeyaan sida Ilaahay u cadaabo addoomadiisa ciddii ku...

Macnaynta maahmaahyooyinka W/D: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Macnaynta maahmaahyooyinka   Waxay noqon doonaan qoromooyin taxane ah, oo Macnaynta maahmaahyooyinku ku saabsan, oo aan hadba u soo gudbin doono, sida aan ammin u helo. Hadda waxaan idin la wadaagayaa afar...

Godob dumar iyo gef aan loo sinnayn! W/Q: Fahiima Keyse Owseed

Godob dumar iyo gef aan loo sinnayn!   Kala duwanaanta Aadanaha ee xagga jinsiga, waa doonista iyo doorista ALLE, taasoo aadan falanqeyn iyo xulasho midna ku laheyn. Doonistaada shakhsiyadeed saameyn ku...

Iyada iyo isaga: ka la rabid is ku raran! WQ: Bashiir M. Xersi

Iyada iyo isaga: ka la rabid is ku raran!   Iyadu waxay rabtaa, falsami socod, isaguna wuxuu rabaa fawdo. Iyadu waxay rabtaa, in uu fahmo, isaguna wuxuu rabaa, inuu faduul ku la...

Hayaanka Nolosha W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Hayaanka Nolosha Noloshu waa Halxiraale aan la furdaamin karin, hadduusan jirin IIMAAN. Waana is biimeyn dhiirran, oo uu qofka kala kulmi karo guul ama guuldarro. Waa qorsheyn Rabbaani ah dhalashada iyo...

Eenow ma iishay?! W/D: Bashiir M. Xersi

Eenow ma iishay?!   Waxaa 01/12/2016 ku geeriyooday waddanka Talyaaniga Professor Cumar Eenow. Eebbe ha u raxmado. Professor Cumar Eenow, wuxuu ahaa bare jaamacad iyo aqoon, oo wax ka dhiga dalka...

Sababaha saboolnimada Afrika W/Q: Kaahiye Cismaan Xaashi

Sababaha saboolnimada Afrika   Afrika, waa qaaradda labaad ee ugu weyn qaaradaha adduunka, ka dib qaaradda Aasiya, dhanka baaxadda iyo dhanka badkaba. Baaxadda qaaradda Afrika waxey la egtahay 30,2440, 050 km2...

KAASTARO iyo KAALIYIHIISII Ernesto Guevara W/D: Bashiir C. Barre

KAASTARO iyo KAALIYIHIISII {Ernesto Guevara ''Che''}   Fidel Alejandro Castro Ruz ayuu ahaa magaca buuxa ee Hoggaamiyihii hore ee dalka Kuubba {Cuba}, asalkiisu waa Isbaanish, 13kii bishii Agoosto ee sannadkii 1926kii...

Jacaylku waa asaaska nolasha W/Q: Luul Abdi Hassan

Jacaylku waa asaaska nolasha   Maalin kaste waxaa nagu siyaado cimri iyo waqti, waxaana nooga kordho garasho iyo khibrad nolaleed, waxaana na soo maro xaalado kala duwan oo ku saabsan noolasheenna. Waxaa...

SHEEKOOYIN