Ina Cubtan

222 articles

Wadaadka iyo nolosha qoyska W/Q: Fahiimo Keyse Owseed

Wadaadka iyo nolosha qoyska Nolosha lammaanaha wada nool waxey la macno tahay is dhammeytir, isku tiirsanaan. Waayo, kalinimadu waa qabyo nololeed si looga baxaana waa in la helo jinsi kaa...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; barashada iyo caafimadka Q4 W/QBashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; barashada iyo caafimadka Q4AAD   Waxbarashadu waa ileyska nolosha, kaabaha kasmada, ababinta aqoonta iyo ogaalka, sida ay u tahay hannaaka hormarka iyo hagaagga nololeed, ee bulsho hanato ama hirato....

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA W/Q: Cabdinaasir Xersi Iidle

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA Waa Maxay Doorasho? Doorasho waa nidaam toos ah oo go’aan gaariseed kaasi oo dadweynaha ay ku dooranayaan shaqsi in uu qabto xafiis dadweyne. Doorashadu waxay ahayd hab wakiilnimo...

Ubad la aayatiin tiray Q2AAD W/Q: Nasra Maxamad Axmad

Ubad la aayatiin tiray Q2AAD   3 Waxaa jira QEYB KALOO waalidku moodaan, inay wax badan u qabteen, laakiin, kuwa hore ku yara dhaama daryeelka, dhibaataduse aan ku yareyn. Tusale ahaan...

Sooyaalka Cawaale iyo sifadiisa maanta W/Q: Anfac Cabdullaahi Maxamad

Sooyaalka Cawaale iyo sifadiisa maanta   Ummad waliba jiritaankeeda waxaa asal u ah, in ay leedahay summad ka soocda bulshada kale, ee dunida ku la nool, summaddaasina waxa ay tahay calan...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; ammaanka Q3AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; ammaanka Q3AAD   Nololi waa ammaan, sida ammaanku nolol u yahay, oo nolol aan amni lahayn nolol ma ahan. Murtidu waata tiraa; “rag gogoshi waa nabad” mid kale; “geelu...

Ubad la aayatiin tiray Q1AAD W/Q: Nasra Maxamad Axmad

Ubad la aayatiin tiray Q1AAD   Marka laga hadlayo mustaqbalka ummad ama horumarkeeda, waxyaabaha ay ku dhisantahay waxaa ka mida dhalinyaradeeda ama jiilkeeda soo koraya, sidaa darteed, waxaan halkan ku xusi...

Waa maxay warqadda dheellitirku? Q1AAD W/Q: Bashiir Xaashi Dhoorre

Waa maxay warqadda dheellitirku (balance sheet)? Q1AAD   Warqadda dheellitirka (BALANCE SHEET) oo ay la socdaan warqadda caddeynta dakhliga (faa’iido iyo khasaaro) iyo dhaqdhaqaaqa lacagta cad (cash flow), waa qaababka ugu...

TALAXUMO! W/Q: Hodan Sheekh Cumar

TALAXUMO!   Waxaa jiri jiray, oday miyiga dagganaan jiray, maallana ahaan jiray, xoolihiisana aan laysku celin, sida geela, ariga, iyo lo'da, sidoo kalena ahaa nin aad loo xushmeeyo, kana dhex tilmaaman...

TOLOW yaa FURAY? Q16aad W.Q. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

TOLOW yaa FURAY? Q16aad         Waxay ahayd qudbad aad u qiiro badan. Runtii dadkii meeshii isugu yimid saamayn weyn ku reebtay. Waxuu noo yimid madaxwaynuhu anagoo sacabka, mashxaradda iyo erayada...

SHEEKOOYIN