Tifaftiraha

481 articles

DOOB GAAMURAY Q- 18AAD W/Q:- Bashiir Cali Xuseen

 DOOB GAAMURAY Q – 18aad   Arrinku, si kastaba ha u dhacee, markii uu oday Bulxan gabadha ballan qaadka u sameeyay, aadna uu u raja geliyay, ayey wada dareemeen dhawaaq ahaa...

Falsafadda go’aanka qumman! W/Q:- Jamaal Cabdinaasir

Falsafadda go'aanka qumman! Ninba waxa uu ku taamaa afgarad aqoon, ama ujilleecsi dumar. Dhaqdhaqaaqyada ka aloosan dugsiga nolosha waxaa ka jira xeerar is afgarad ah oo ruuxii soo ajiiba ku...

Xariirka dugsiga, guriga iyo ubadka W/Q:- Cabdirahman Cali Ibraahim

Xariirka dugsiga, guriga iyo ubadka Waxa ugu weyn ee isku haaya dadka, sida xabagtu ay wax isugu hayso, waa xiriirka ka dhaxeeya dadka. (Badiyaa) Labada qof ee is qaba xiriir...

Doob Gaamuray Q17AAD W/Q:- Barbaariye Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Q17AAD Oday Bulxan oo ahaa oday gabdho badan aabbe u ah, ayaa intey naxariisi qaadday wiilashii ku yiri “War bal gabadhu jin maaha ee is dejiya arrinkeeda aan...

Doob Gaamuray Q – 16AAD W/Q/ Barbaariye Bashiir Cali Xuseen

Q – 16aad Gobaad, waxa ay weli cabsi kula hoos jirtaa geedihii iyo kushashkii ay ku dhex dhuumanaysay salkooda, waxa ayna dhagaysanaysaa, codadka wada sheekaysanaya ee dhankeeda ku soo socda,...

GORFEYNTA GABAR TIMA TIDCAN W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFEYNTA GABAR TIMA TIDCAN Magaca Dhiganaha: Gabar tima tidcan. Qoraha halgaadiyey: Maxamuud Cali Calasow  (Jaanidheere) Bogagga: (152 bog). Hormooyinka: (3 hormo) oo hormo waliba goonideeda u leedahay, faraqyo kale. Mucda iyo miida dhiganaha:- Dhiganuhu...

KADINBAX Q12AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

                   KADINBAX Q12AAD Sacdiyo qalanjo intay taaggi sare ee dukaanka afkiisa hore ahaa, hoos uga degtay oo sagxaddii dukaanka istaagtey ayey baqshaddii...

DOOB GAAMURAY Q – 15aad W/Q :- Barbaariye Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Q – 15AAD Qoyska reer Haybe Warfaa, waxa ay la murugaysan yihiin oo ay ka seexan kari weysan yihiin maqnaashaha gabadhooda oo meel ay ka doonaan ay garan...

KADINBAX Q11AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q11AAD Hooyadii waa uu ka aqbalay codsigeedi ahaa in uu u raaco Talyaaniga. Asigoo amminkaas ka faa’iidaysanayaa ayuu isaguna waxa uu hooyadii wayddiistay, in ay siiso ammin uu kusoo...

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

GORFEYNTA NOLOSHII SILLOONEYD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"   Magaca Dhiganaha: Noloshii Sillooneyd. • Qoraha ebyey: Cabdiraxiin H. Galayr • Bogagga: (209 bog). • Hormooyinka: (5 hormo) oo dhan isula jeeda, marna aan is...

SHEEKOOYIN