Curis

Laba Naxariis:- Rabadaan iyo Raxmo Q1AAD W/Q: Maxamed C. Kooliyoow

Laba Naxariis:- Rabadaan iyo Raxmo Waxaan la noolaa hooyadey oo da' ahayd, aabbaheyna waa horuu dunida dhaafay, walaal iyo qaraabbana aniga iyo hooyadey baa isku ahaa. Waxaan dhammeeyay dugsiyada; hoose/dhexe...

ISLA SOCODKA. Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

Isla socodka Isla socodka Labka iyo Dhidiga dhex mara guurka ka hor maxaa macna ahaan la dhihi karaa? La socod sidiisaba waa eray macna badan, laakin marka uu kulmiyo lab iyo...

GARBADUUB Q12AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q12AAD Ubax oo markay heshay oo ogaatey waxay rabtay nabdiguna u qaboobay ayaa tidhi “ Haddii laabtayda laguu furi lahaa oo daawo lagu dhihi lahaa waxaad ogaan lahayd wax...

Filan waa Q43AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q43AAD       Waxay bannaanka guriga ka maqlayn mushxarad iyo alaas, il bidhiqsiyo kaddibna waxaa u soo gashay hooyaddi, waxayna ugu hambalyaysay in wiilkeedi Cabdicade oo ah da’dii ka yarayd...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 90aad                                                         1-Qalbi daboolan  Qof qalbigiisa uu Alle daboolay, maqalkiisa iyo aragiisana ma shaqeeynayaan.                                                           2-Wax u sheegis Qof ujeeddo leh ama...

GARBADUUB Q11AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q11AAD Guhaad ayaa isaga oo raba inuu laabta u qaboojiyo wadnahana u adkeeyo ku yiri  “Adeer Diriroow igana waayo aragsanid igana  xog ogaalsanid, balse, ogoow in ay iman doonto...

Talada Mucaashaqiinta. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Talada Mucaashaqiinta 1. Jacayl in aad qaado qasab maahan balse, waa xaalad aadan maamulkeeda maskax ahaan gacanta ku hayn, waa xalad ka timaada qalbigaada, xilliga uu doono ayuu dareenkaas la...

GARBADUUB Q10AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q10AAD Dirir oo garowsaday marka ninkan in dhibka haystaa uu la mid yahay kiisa ayaa u bilaabay inuu uga  sheekeeyo noloshiisa wuxuu yiri “Wiilyahaw wax kasta aad jeceshahay ama...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qaybtii 5aad. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qaybtii 5aad Waa sida ay tahay uma darsan, nolosheenuna waa socotay hal habeena gaajo kuma wada seexan muuqaal ahaana dadka kama liidin, isaga ayaa wax isku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 89aad   1-Wax waydiin. Haddii aadan jeclayn su'aala badan in lagu waydiiyo wax aheegistaada ha yaraato, maxaa yeelay, inta badan ee...

SHEEKOOYIN