Duullaankii Dad u Ekaha.
Waa dalkii demmene ahaa iyo dadkiisii dhegwaynta ahaa, inkastoo colaadihii iyo dagaalladii sokeeye dhammaadeen,waayo aragnimo badan kama korodhsan waayihii xanuunka badanaa ee soo maray. Wax badan...
Xisaab la’aanta Dadkeenna iyo Qurbaha
Nin baa ku siiyay nolol ka wanaagsan tii aad ku noolayd, wuxuu ku siiyay nabadgalyo jismi, balse, kuma siin mid qalbi, oo wuxuu kugu...
Xaq dhowr Waddankaaga
Allah wuxuu qof walba ku abuuray jacaylka uu u qabo Dadkiisa iyo degaanka uu ku dhashay, mana jiro runtii qof neceb dadka iyo deegaanka uu ka soo...
Duul la dayacay?
Sidaan u jiifay dhinacana furaashka ugu hayay uun baa iftiin aad mooddo in toosh laygu hayo indhaha iga qabtay. Sidii qof labada indhood laga qaley ayaan midba...