Qormooyin

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay,...

YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                            YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA?Is waydiintaas waxaan ku keenay kadib markii aan arkay Umad badan oo u nasab sheeganayso halka ay ku dhasheen oo ay ku...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 46aad                                        1- Yeysan ku wal wal galinin afcaasha dadkaYeysan ku wal wal galinin afcaasha dadka, waxa ugu wanaagsan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q28AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q28AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay,...

Gardafuuy. W/Q: prof: Yaxye Sheekh Caamir

Gardafuuy. W/Q: prof: Yaxye Sheekh CaamirWaxaa jira meela badan oo dhulka guudkiisa ah oo loo aqoonsaday Dhaxalka Baniaadamka, taariikh heer caalami ah ( World Heritage) hayada UNISCO ayaana u...

Sahanka, Soomaali xasilan W/Q: Xasan Yuusuf(Leego)

Sahanka, Soomaali xasilanMarkii xanuun Rabbaani ahi ku soo rito, aysan kuu fayoobayn xubin jirkaada ka mid ah, xummad joogta ah, dhulyaal, tabaryari, muuqaal xumo IWM, ayay naftaadu la daris...

UMAD WADA SUUXSAN! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                              UMAD WADA SUUXSAN!Qofka marka isaga oo caafimaad qaba xaalad xanuuna isku ogayn uu ku dhaco xanuun soo boodda ah oo markaa xusuustiisa iyo dareenkiisa shaqsinimo qaadanaya waxaa loo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 45aad                                       1-RUNTA WAA WAXA UGU WANAAGSAN Waxaan ogaaday inta aan noolaa in runtu ay tahay waxa ugu...

Yusuf islam ama Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay. W/Q: Cabdinuur Colombo

Yusuf islam ama  Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay.=============================================================Cat Stevens heesaagii dunida caanka ka noqday Sannadihii 1960-meyadii iyo Sannadihii 1970-meyadii xaafadda Marylebone oo ka tirsan Magaalada London ee...

MAXAA KEENAY IN SUCUUDIGU DUMARKA U FASAXO BAABUUR-WADISTA?W/Q: Cabdisamad Baashe

Salaasadii ayaa Sucuudigu ku dhawaaqey in ay dumarka u ogolaan doonaan in ay kaxaystaan baabuurta, isla jeerkaana ay soo afjari doonaan siyaasaddii wakhtiga dheerayd ee u noqotay calaamad caalami...

SHEEKOOYIN