Qormooyin

Falanqaynta qaar ka mid maansooyinkaa ‘Ina Cubtan’ W.Q. Zakariye Salaad

Falanqaynta qaar ka mid maansooyinkaa ‘Ina Cubtan’ W.Q. Zakariye Salaad Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid hodan ah oo leh taariikh dheer oo soo jireen ah. Waxay ka tarjumaysaa dareenka, fikirka, iyo aragtida...

Maansada: “Bilan iyo Buug” Curiye: Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’

Maansada: “Bilan iyo Buug”                                       Maansada: “Bilan iyo Buug” Burdo ruuxa meersaday Minhaajkana ka soo baxay Burhaan way u gaartoo In uu buubo waa gare Bulbul beena oon jirin Adoon biririf kaba siin Amaan boolaxoofteyn Bishu soonqad weeyoo Bartankeed la...

JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD

JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD "Waaxyaha jidhkaygaay Haddaan ku waayo Waa ii waxyeelee Alla ku aaway?" -Xuseen Meecaad. "Kuu waashay waashay Naftaan wareertay Ha wayrax goysee Anna i way kan...."...

Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse

Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse 08 Luuliyo 2024. Muqdisho, Soomaaliya. ---------------------------------------------------------- Tan iyo intii ay burburtay dowladnimadii Soomaaliya sanaddii 1990 bulshada Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan dadkii ku noolaa jamhuuriyaddii...

Dhiganaha “Kula-Lihi” Faallo; Maxamed D. Ciise

Kula-Lihi. Faallo; Maxamed D. Ciise                     Hordhac. Sheekofaneeddaani “Kula-Lihi” waxay raacaysaa jidka cusub iyo habtabinta masraxiyadda cusub ee uu daahfuray Buuni Cali Jimcaale Axmed. Waxsoosaarkiisii 'Gaso, Ganuun iyo Gasiin' ayuu Buuni Cali Jimcaale...

HEESTII LUMBUMBA | Cabdinaasir-Xiddig

HEESTII LUMBUMBA 17-dii Jannaayo ee sanadkii 1961-dii waxaa guud ahaan dadka reer Afrika u soo yeeray war aad u naxdin badnaa, war uu qof kasta oo afrikaan ihi la qadiimooday,...

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin W.Q. Ina Cubtan

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin Axadsan   Maajo 05, 2018, lix sano ayey sii mootan tahay hooyadey Faadumo Xersi Cabdi 'Cubtan' Eebbe Weyne ha u raxmado, jannadiisana ha ugu...

Maana-Faay: Hooyada Sheekafaneedda Soomaaliyeed 

Maana-Faay: Hooyada Sheekafaneedda Soomaaliyeed  Waxaa qoray Cali M. Diini Fiiro Gaar ah: qormadan waxaan ku feydi doonaa meelo badan oo xasaasi ah oo sheekada Maana-Faay ka mid ah. Mar kale ayaan Maana-Faay...

WAQTI KAAMA TEGIN WELI| W/Q: Cabdikariim Garruun

Wakhti kaama tegin weli| Sheekada dhiirigelinta leh ee duuggan aas aasihii shirkada KFC - Henry Sandres. Akhris wacan. Wuxuu ahaa qof da’ weyn oo waayuhu ku adkaa. Wuxuu ku noolaa...

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed Waxaa aan ahaa qoraa. Waxaan qoray buugaag, haddana waan qoraa, balse, qofna ima yaqaan. Waxaa igu dhacay; wax la yaab leh! Haddana qofna ima...

SHEEKOOYIN