Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka...
CABDI BASHIIR INDHABUUR
Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur?
Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...
Qaado go’aan quman!
Ma jirtaa arrin aad kari wayday maskaxdaaduna ka noogtay in ay go’aan cad oo wax tar leh ka qaadato? ma leedahay habdhaqan aad neceb tahay aadna tahli...
Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka
Dhallinyaradu waxa ay lafdhabar u yihiin bulsho waliba, hayeeshee soomaalida waxa ay kasii yihiin 70%, taasi waxaa sii dheer in ay dhallinyarada soomaaliyeed waayadii danbe...
"Horta aniga ma i taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"
Gaari qurux badan ayuu watay oo ah nuucii ugu dambeeyay oo soo baxa, Sida "BMW, TOYOTA COROLA, VW, OPEL ASTRA,...