suugaan

Gabayga Qawad: W/C: Ibraahim Cusmaan Afrax(Nolosha)

          Gabay ka hadlaya arrimo xasaasi ah uu curiyey Laashinka da’da yare e Ibraahin Cismaan Afrax Ibraahin Nolosha, Laashinka ayaa wuxuu la hadlayaa gabdhaha Soomaaliyeed,  Gabaygu dhinac waa ka kaftan...

Baro godka SHIRIBKA W/D: Laashin Cabdi Nuur Waddani

Baro godka SHIRIBKA   Alla ha u naxariistee, laashin la dhihi jiray Rooble Mocoow, ayaa beri tegay goob ay kulan ku lahayd beel ka mida beelaha Soomaaliyeed. Rooble wuxuu ahaa nin laashina,...

Macnaynta maahmaahyooyinka W/D: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Macnaynta maahmaahyooyinka   Waxay noqon doonaan qoromooyin taxane ah, oo Macnaynta maahmaahyooyinku ku saabsan, oo aan hadba u soo gudbin doono, sida aan ammin u helo. Hadda waxaan idin la wadaagayaa afar...

Gabayga Garnaqsi W/C: Cabdinuur Waddani

    Gabayga Garnaqsi Gabayga Garnaqsi waxaa curiye Laashin Cabdi Nuur waddani waa Gabay uu kaga hadlayo, xaaladdaha cakiran ee dalka ka jira Gabayga ayuu Laashinku kula garnaqsanayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane...

Buugga Cusub ee Sirta Guusha W/Q: Hassan Mudane

Buugga Sirta Guusha “Hadaad rabto in aad la duusho shimbirka hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaagga dhulka hoose socda! Waxaynu marag ka nahay in qof weliba   heegan...

Dhegayso: Gabaygii Doobbodhabad W/T: Abwaan Muxumed Maxamuud(Indhageelle)

                      Gabaygii Doobbo dhabad  waxaa tiriyey Abwaan Muxumed Maxamuud(Indhageelle)  Gabaygan ayaa ah Gabay gubaabo, wacyigelin,  waano iyo waxsheegba ku dhan yihiin,  waa gabay ka warramaya amminta maanta la joogo iyo...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q8aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q8aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed Sheeko, sheeko Sheeka Xariir! Barbaarki Gawaanki Makrilaawe joogay ayaa mar qura isla jaan qaaday. Shabshablow shiinka Qur’aanka/ Ninki sheegaa ma shallaayo/ Shab shab/...

Gabay qiiro badan: Dirir hoog Baaja W/T:Cabdullaahi Shire Yuusuf

            Dirirta hoog baaja Gabaygaan wuxuu curiyey 14/10/2016 ammin ku beegan 2:44 waa gabay waano iyo wax sheega oo aan ku wacyigelinayo bulshada soomaaliyeed gaar ahaan maamulada ku dagaalamaya gobolka  Mudug  waxaan...

Maansada: Bilis weeye idilkood W/C: Ibraahim Cismaan Afrax

Waa maansadii "Bilis weeye idilkood"    Maansadan waxaa curiyey Ibrahiim Cisman Afrax,  isagoo ku cabiraya  dareenkiisa suugaaneed, haweenka Soomaaliyeed iyo milgahooda wuxuu yiri:   Maansada: Bilis weeye  idilkood   Cirkoo seymo buuxsheen Barta laga...

SHEEKOOYIN