Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
suugaan
Maanso
Jawaabtii Afraad ee Maansadii Duurxul, Curiye Abwaan Xaayoow.
Maamulka Laashin
-
March 31, 2015
0
Waa maanso la yiraahdo (xidiga ladaawado) waxay daba socotaa maansadi Duurxul. Abwaankii idirayoow Duurxul maansadaadii Dareenkeedi waan helay Weli danabyadeedii Doobtiyo xanuunkii Dubihii dareemada Waygu soo duxaayoo Laabteydu may degin Areey daacadsanidaa Oo dowladnimadiyo Dad walaala oo mida Doondooni ogidaa Doqontaan dabuubtiyo Dulucdiyo...
SII AQRI
Maanso
Maansadii Saddexaad ee Jawaabta Maansada Duurxul.Curiye M.C. Dhicisoow.
Maamulka Laashin
-
March 29, 2015
0
Dardaaran 1. Gallayrow da’daadii 2. Gabaygii dahaarnaa 3. Duurxul loogu magac darey 4. Inkastoon dabuubtaa 5. Jawaab deeqda aan wadin 6. Inyar aan ku daro ee 7. Duruufaha waxaa badey 8. Waxa diifta nagu ridey 9. Waxa dunida...
SII AQRI
Maanso
jawaabtii Labaad ee Maansadii Duurxul Curiye Bashiir Cali Bare
Maamulka Laashin
-
March 25, 2015
0
Maanta oo ahayd maalin Jimce ah ayaa walaalkey abwaan Cabdiraxiin Hilowle Galayr wuxuu soo bandhigay maanso aad u heersareysa oo magaceeda la yiraahdo MAANSADA DUURXUL. Cabdiraxiin H. Galayr ayaa...
SII AQRI
Maanso
Jawaabtii Koowaad ee Maansadii Duurxul
Maamulka Laashin
-
March 24, 2015
0
Maansadani waa Jawaabtii Duurxul, waxaana tiriyey, Abuu Axmed Alfaqiih(Ustaadka) Ninka deelka curiyoo Dig ka siiyay hadalkoo Daabacay warkiisoo Daahyaxiran naloo keen Iyo Duurxulkaadii Duufaano xoogliyo Dabaylahaa dhacaa siday Anoo daaradaydii Duhurkii hurdaan...
SII AQRI
Maanso
Maansada Duurxul Curiye Cabdiraxiin H. Galayr
Maamulka Laashin
-
March 22, 2015
0
Maansadan waxay soo baxday, 20/03/2015 waxaa maalintan is weydiiyey su'aalo dhawr ah oo ku saabsan, meesha hadda xaal marayo, haddaba anigoo arrinkaas maskaxdayda ka guuxayey ku cabiraya, Hal abuur...
SII AQRI
Maanso
“MOHATAYE ALLOW” Maansadii 11AAD ee Silsiladda MIDNIMO
Maamulka Laashin
-
March 18, 2015
0
Maansada; MOHATAYE ALLOW Waa maanso ka mid ah silisladda MIDNIMO ahna maansadii 12AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinayso aragtida MIDNIMADA ee ku jirtay qaar ka mid ah maansooyinkii hore,waxayna ku billaabatay sidan; Maansada; MOHATAYE ALLOW Mudanaha...
SII AQRI
Gabay
Gabayga: “Farriin Qaran” Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash”
Maamulka Laashin
-
March 3, 2015
0
Gabayga: "Farriin Qaran" Waxaa loo tiriyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General "Indha Qarshe". Halkan hoose ka dhagaysta: https://www.youtube.com/watch?v=74iXBqL4hGk Gabayga: "Farriin Qaran" Curiye: Cornel Cismaan Cilmi Guure “Cukaash” Mahadsanidiin.
SII AQRI
Gabay
Gabayga: Galayuus Curiye: Maxamad Cilmi Dhicisow
Maamulka Laashin
-
March 3, 2015
0
Gabayga: Galayuus Gabaygan la magac baxay "Galayuus" waxaa tiriyey Abwaan Maxamad Cilmi Dhicisow, wuxuuna daba socdaa gabaygii uu tiriyey Cornel Cismaan Cilmi Guure "Cukaash" ee ahaa "FARRIIN QARAN". Halkan hoose...
SII AQRI
Gabay
Gabayga: Jeestiyo waraaq.. W/T Ustaad Saciid Muuse
Maamulka Laashin
-
March 1, 2015
0
Gabay magaciisa la dhahaa “Jeestiyo Waraaq” Gabaygan ayaa soo baxay 31.12.2014, waa habeenkii ugu dambeeyey gu’ gii dhammaaday. Gabaygan oo aan kaga faalloonayo, Jacaylka iyo Kalgacalka waxaad ka helaysaa...
SII AQRI
Maanso
Maansada: “Hiil hooyo” Waxaa curisay: Hodan Sheikh Cumar
Maamulka Laashin
-
February 22, 2015
0
Maansada: Hiil hooyo Oraahdiyo sheekadeyda Mabda’a iyo aragtideyda Ammuurtaan faalladeeda Ujeeddada maansadaydan Tixdaan ararteeda suubban Micnaha asalkeeda duugan Ammaan hooyoo mugweynle Udgoon hiilkeeda weeye Istaag dhinaceeda weeye Astaahil wixii ah weeye Ummadda xasuusin weeye Xaqeeda Allaa caddeeyay Siduu Aayaad ku sheegay Axaadiistuna abbaartay Hooyadu...
SII AQRI
1
...
28
29
30
...
38
Page 29 of 38
SHEEKOOYIN
DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan
December 30, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD
October 29, 2024
CAWRALA IYO CALI-MAAX
October 15, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 2AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 24, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 16, 2024
JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
July 20, 2024
Cart
Your cart is empty!
Return to shop