Waa habdhac cusub oo lagu soo kordhiyey maansada, Maansada Soomaaliyeed ayaa ahayd soo jireen, haddana waxaa jira in mudooyinkii wax la bartey loo yeelay, Habdhac iyo hannaan lagu kala...
Ta looxaa lagu dhigaa
Tahliishuna waa quraan
Talana Eebeey u taal
Tilkana waa kooban tahay
Waxaanse mar kaa tirmeyn
Naftaaduna ay tebtoo
La tiiceeysaa jirtee
Tiriigeey ina adeer
Adeeygu tallaalanoo
Hurdada taam uma heloo
Tuftii waxba ii ma tarin.
Tadii...
GABAYGA HALGAAD
Gabaygan waxaa la yidhaahdaa “ HALGAAD” waxaan uu jawaab u yahay Gabay uu Abwaan cusub oo la yiraahdo (Xeyle) la yiraahdo ayaa igu soo halqabsaday, isagoo si abwaanimo...
Maansada; Cibaaro!
I caleemo saaroo
Igu daadsha caanoo
Ii taaga calammoo
Ii luxa caleemmoo
Ha i dhigina ciiddoo
Cirka igu dawaafshaay!
Car i dhiga dhulkaan iyo
Ciidda iga dhawriyo
Carradiyo dhulkoo idil.
Wixii aan cantuugee
Aan cunaha mariyiyo
Cuudkii dhankay mara
Caddaan...
Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!.
Qofku wuxuu milgo maamuus iyo karaamaba yeelanayaa marka uu run sheeg yahay beentana ka fog yahay, taasoo u soo...